Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tababbar sare loogu qaadayo xirfadda qaar ka mid ah saxafiyiinta Soomaaliyeed oo ka furmay wasaaradda warfaafinta+sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Tababbar sare loogu qaadayo xirfadda  qaar ka mid ah saxafiyiinta Soomaaliyeed oo ka furmay wasaaradda warfaafinta+sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tababbar sare loogu qaadayo xirfadda qaar ka mid ah suxufiyiinta  ka howl-gala magaalada Muqdisho ayaa maanta ka furmay wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska.

Tababbarkaan ay soo qaban-qaabisay wasaaradda warfaafinta   ayaa ka furmay isla xuruunta wasaaradda ,waxa uuna soconayaa muddo labo maalmood ah,waxaana ka faa’iidaysan doono qaar ka mid ah suxufiyiinta  ka howl-gala warbaahinta qaranka, ardayda kulliyadda saxaafadda ee jaamacadda ummadda Soomaaliyeed(JUS),iyo  warbaahinta  gaarka loo leeyahay,

Related posts

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026

Wasaarada warfaafinta XFS ayaa dadaal xoogan ugu jirto sidii ay wariye-yaasha Soomaaliyeed aqoontooda  iyo xifaddooda u kordhin laheyd si ay dalka iyo dadka si hufan ugu adeegaan.

Tags: Tababbar sare loogu qaadaya xirfada wariye-yaasha Soomaaliyeed oo ka furmay wasaaradda warfaafinta+sawirro
Previous Post

Hay’adda UNOCHA oo qiimeyneysa qasaaraha duufaanta GATI ee ku dhufatay Punland.

Next Post

Amisom oo bilowday dayactirka wadada isku xirta magaalada Dhoobleey iyo garoonka diyaaradaha ku yaal duleedkeeda.

Next Post
Amisom oo bilowday dayactirka wadada isku xirta  magaalada Dhoobleey iyo garoonka diyaaradaha  ku yaal duleedkeeda.

Amisom oo bilowday dayactirka wadada isku xirta magaalada Dhoobleey iyo garoonka diyaaradaha ku yaal duleedkeeda.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim...

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
0

Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee  Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In