Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Talyaaniga Oo Ku Dhawaad Shan Kun Oo Muhaajiriin ah Soo Badbaadiyay.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Talyaaniga Oo Ku Dhawaad Shan Kun Oo Muhaajiriin ah Soo Badbaadiyay.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ilaalada xeebaha Talyaaniga ayaa soo badbaadiyay in kabadan afar kun oo qaxooti ah kuwaasoo soo raacay ilaa iyo 20 doon oo ka soo shiraacday xeebaha dalka Libya.

Soo badbaadintan ayaa noqotay tii ugu badneyd oo hal maalin kaliya laga soo badbaadiyay xeebaha dalka Libya.
Illaa toddobo markab oo ay leeyihiin ciidamada badda Talyaaniga ayaa ka mid ahaa maraakiibta ka qeybgalay soo badbaadinta dadkan tahriibayaasha ah .

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026

Labo Maraakiibta ciidamada ayaa illaa kun qaxooti ah kuwaasoo laga soo badbaadiyay labo doon oo ka samaysan alwaax oo halis ugu jirey in badda ku Qaraqmaan ayaa ka mid ahaa qaxootiga la soo badbaadiyay. 14 ka mid ah doomanka la soo badbaadiyay ayaa ka sameysnaa caag iyadoo ay ku jireen dadka soo galootiga ah carruur iyo haween.

Dhinaca kale ugu yaraan lix ka mid ah dadka soo tahriibay kana soo jeeda wadanka Masar ayaa lagu xirey magaalada Palermo kadib markii lagu eedeeyay in ay mas’uul ka ahaayeen soo gelinta dad tahriibayaal ah oo ka soo qaxay dalka Masar.

Inkabadan 170,000 oo qaxooti ah oo ka soo qaxay qaarada Africa,Bariga Dhexe iyo Koonfurta Asia ayaa soo gaaray Dekedaha ku yaalla Koofurta dalka Talyaaniga sanadkii 2014kii halka dad ka badan 104,000 ay sanadkan soo galeen halka 135,000 ay tan iyo bishii Janaayo ay ka soo gudbeen dalka Greece. Kumanaan qaxooti ah ayaa waxa ay ku dhinteen inta ay ku soo jireen safarka ay ku doonayeen inay ku galaan qaarada Yurub Si ay ay u helaan nolol ka wanaagsan tan ay hadda ku noolaayeen.

.

Previous Post

Waxqabadka Maamulka Sh.dhexe ee Halkii Sono Ee La Soo Dhaafay Oo Jowhar laga Xusay(Sawirro)

Next Post

Tababar ku saabsan xalinta qilaafaadka oo lagu soo gabo gabeeyay X.weyne

Next Post
Xoojinta amniga degmada Xamarweyne oo laga shiray “SAWIRRO”

Tababar ku saabsan xalinta qilaafaadka oo lagu soo gabo gabeeyay X.weyne

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In