Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Barnaamijyada

Taliska booliska oo shaaciyay in gacanta lagu dhigay eedeysane lagu tuhmayo bixinta imtixaankii shahaadiga “Dhageyso”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Barnaamijyada, Wararka, Wararka Raadiyahaa
0
Askar loo soo xiray dilkii loo geystay gabar ardayad ah “Dhageyso”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Jeneraal Bashiir Cabdi Maxamed oo shir saxaafadeed qabtay maanta ayaa sheegay in hogaanka dambi baarista ay ku guuleysteen inay gacanta ku soo dhigaan eedeysane Jamaaludiin Xasan Xirsi oo ka shaqeynayay Wasaaradda Waxbarashada, kaasi oo lagu eedeynayo in uu bixiyay imtixaankii dowladda ee la xaday.

 

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Taliyaha ayaa xusay in baaristu ay tahay mid bilow ah ayna socoto weli, isla markaana sharciga la marsiin doono inta ku lug yeelata kiiskan.

“Waxaan shacabka la wadaagayaa in waxkasta oo dhaca ama dambi kasta oo dhaca mas’uuliyadeeda meel ayay fuuleysaa, waxaan ka digayaa mudaaharaadyada lagu soo dhex dhuumayo oo dadka wax lagu gaarsiinayo, jidadka lagu xirayo, intaas waxaan oran lahaa in laga waan toobo” ayuu yiri Taliyaha Booliska.

Halkan ka dhageyso 

https://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2019/05/Taliyaha-Booliska-Soomaaliya-Jeneraal-Bashiir-Cabdi-Maxamed-1.mp3
Previous Post

Akhriso: Taariikh Nololeedka Dr. Nuur Diiriye Xirsi (Fuursade) oo kooban

Next Post

TOOS U DAAWO XUSKA 15 MAY MAALINTA DHALLINYARADA SOOMAALIYEED

Next Post
Qaban qaabada xuska maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed ee 15-ka May oo ka socda Muqdisho

TOOS U DAAWO XUSKA 15 MAY MAALINTA DHALLINYARADA SOOMAALIYEED

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In