Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliska Ciidanka Booliska Gobolka Barri oo Boosaaso Ku Qabtay Tahriibayaal

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Qof rayid ah oo ku dhintay weerar ka dhacay Boosaaso
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

Taliska ciidanka booliska gobolka barri ayaa Magaalada Boosaaso ku soo qaqabtay tahriibayaal garaya 160 qof oo isugu jira rag iyo dumar ku aas oo ka kala yimid gobolada dalka iyagoo doonayay iney ka tahriibaan magaalada Boosaaso xarunta gobolka Barri.

Taliya qeybta Booliska gobolka bari Cabdi xakiin Yuusuf Xuseen oo saxaafada kula hadlay sal dhiga dhexe ee magaalada Boosaaso ayaa waxa uu ka war bixiyay sida ay dadkaasi ku soo qabteen iyo waliba waxa ay ka yeeli doonan.

Waxa uu yiri : “Tirada aan hada heyno oo shalay aan ka soo qabanay mareero waa 148 mid kamida ah Tahriibayaasha ayaa waxa uu ku geeriyooda goobta iyadoo ay ku dhacday xabad Intii kale weynu haynaa.

Waxaa kale oo jira 12 qof oo kontaroolka laga keenay marka dad kaas ley ku daro waxa ay noqo nayaan  160 ruux Waana labadii maalmood ee ugu dambeyay dadkii aanu soo qabanay

“Waxaanu leenahay dadka tahriibaya haka joogeen tahriibta, waxaan leynahay puntland waxaanu joognaa meeshii ugu dambeysay ee dadka tahriibayaasha ah uga gudban badda,  kontoroolada halagu qabto oo dadkaa hala celiyo meelba meeshey ka dhaw dahay waa ka qarash yartahay” Ayuu yiri taliyaha.

waxaa uu intaa ku daray Sidaa darted waxaan ka waani naynaa dadkii ay ka yimaadeen ee ehelka u ahaa iyo dadka Soomaaliyee ee ay soo dhex marayaan iyo reer puntland ba  waxaan ka codsaneynaa in la celiyo dadkaas

Intaas ka dib qaar ka mid ah tahriibayaasha ayaa la wey diiyay sababta ku ka lifeysa in ay Qatarta tahriibka u bareeraan , waxa ayna sheegeen baa hidooda ugu weyn  ay tahay side ay u heli lahaayeen nolol dhaanta mida ay haatan ku nool yihiin.

Previous Post

Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay

Next Post

Gabadha Soomaaliya u mataleysa ciyaaraha Brazil oo maanta tartameysa

Next Post
Gabadha Soomaaliya u mataleysa ciyaaraha Brazil oo maanta tartameysa

Gabadha Soomaaliya u mataleysa ciyaaraha Brazil oo maanta tartameysa

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In