Monday, September 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliska CXD oo xaqiijiyay Dilka horjoogihii Nabadiidka Al-Shabaab u qaabilsanaa Jubbooyinka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Taliye Gorod”Howlgalku wuu socon doonaa ilaa laga ciribtiro argagixisada Alshabaab”+sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada xoogga dalka soomaaliya oo taageero ka helayo ciidamo mareynkan ah ayaa duleedka degaanka Araare ee Gobolka Jubbada Hoose ku dilay horjoogihii Nabadiidka Al-Shabaab u qaabilsanaa deegaanada Jubbooyinka

Taliyaha Ururka 11Aad ee guutada 58aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Gaashaanle Dhaxe Cabdi Yare oo wareysi siiyay Wakaalada SONNA ayaa sheegay in ciidamada Xoogga dalka oo garabsanayo ciidamo Mareykan ah ay duleedka degaanka Araare ay ku dileen horjoogihii Al-Shabaab u qaabilsanaa deegaannada Jubbooyinka.

Related posts

Wasaaradda Qorsheynta oo ka qeyb gashay wadatashiga maalgashiga Webiga Shabeelle

Wasaaradda Qorsheynta oo ka qeyb gashay wadatashiga maalgashiga Webiga Shabeelle

September 14, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Kormeer Shaqo ku Tagay Difaacyada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Kormeer Shaqo ku Tagay Difaacyada Baydhabo

September 14, 2026

Gaashaanle Dhaxe Cabdi yare Taliyaha Ururka 11Aad ee guutada 58aad ee Ciidanka Xoogga Dalka ayaa shacabka Soomaaliyeed la wadaagay magaca horjogaha lagu dilay howlgalka, isagoo magaciisa uu ku sheegay Aruuriyow

Horjooge Aruuriyow ayaa ahaa horjoogihii nabadiidka Al-Shabaab u qaabilsanaa deegaanada Jubbooyinka, isagoo shacabka uu ku amri jiray in ay bixiyaan lacago baad ah oo ay ku sheegeen inay tahay

Sidoo kale Ciidamada Xoogga Dalka ayaa nabadiidka Al-Shabaab ka furtay saanad ciidan oo ay lahayeen kooxda nabadiidka Al-shabaab.

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo Dalka dib ugu soo laabtay

Next Post

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Dalka dib ugu soo laabtay

Next Post
Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Dalka dib ugu soo laabtay

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Dalka dib ugu soo laabtay

Wasaaradda Qorsheynta oo ka qeyb gashay wadatashiga maalgashiga Webiga Shabeelle

Wasaaradda Qorsheynta oo ka qeyb gashay wadatashiga maalgashiga Webiga Shabeelle

September 14, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Mudane Cabdifaatax Cabdulqaadir Faarax, ayaa ka qeyb galay kulan wadatashi ah...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Kormeer Shaqo ku Tagay Difaacyada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Kormeer Shaqo ku Tagay Difaacyada Baydhabo

September 14, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo, xarunta...

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

September 13, 2026
0

Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu xusayo Maalinta Dalxiiska Soomaaliya. Munaasabadda waxaa lagu...

Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

September 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug, Cabdullaahi Maxamed Daahir Leedo, oo ay weheliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug, Daahir Faarax...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In