Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliska CXD Soomaaliyeed oo sheegay inuu ku Garab taagan yahay Shacabka iska caabinta Al-Shabaab

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Taliska CXD Soomaaliyeed oo sheegay inuu ku Garab taagan yahay Shacabka iska caabinta Al-Shabaab
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Gaas, Daahir Aadan Cilmi (Indha Qarsho) ayaa sheegay in uu taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed garab taagan yahay Shacabka u bareeray in ay iska caabbiyaan kooxda nabad-diidka ah ee Al-Shabaab.

S/Gaas, Indha Qarshe, ayaa intaa raaciyay inay soo dhoweynayaan Shacabka is-xilqaamay ee meel walba kula dagaallamaya cadawga, isla maraakaana go’aansaday inay iska Dul-qaadaan dulliga ay Ummada ku hayaan Argagixisada Al-Shabaab.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026

Wuxuuna intaa raaciyay taliyuhu iyaga oo ka faa’iideysanaya dareenka Shacabka Soomaaliyeed ay isaga celinayaan cadawga in ay Laba jibbaaraan dagaalladii iyo howl-galkii ka dhanka ahaa Al-Shabaab, isagoo ballanqaaday inay taageero buuxda la garab taagan yihiin Shacabka.

“Waxaa xaqiiqa ah oo aan dareennay annagoo CXDS ah in meel walba wax laga soo sheegayo, oo Shacabka Soomaaliyeed uu kacay oo is-xilqaamay ,oo u adkaysan waayay dhibaatada ay Shacaka Soomaaliyeed ku hayaan, oo ay u diyaar garoobeen inay iska dhacshaan”,ayuu yiri taliyuhu.

Taliye, Indha Qarshe ayaa sidoo kale sheegay in Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed uu qorshahiisu yahay in Sanadka 2019-ka inta ka dhimay ay Dalka oo idil ka xoreeyaan Kooxda nabad-diidka Al-Shabaab oo Ummada ku haya dhibaatooyin ba’an.

Previous Post

Madaxweynaha Soomaaliya oo u hambalyo u diray Madaxweynaha cusub ee Ciraaq

Next Post

Soomaaliya oo saxiixday Xeerka Naafada ee Qaramada Midoobay “Dhageyso Wareysi”

Next Post
Soomaaliya oo saxiixday Xeerka Naafada ee Qaramada Midoobay “Dhageyso Wareysi”

Soomaaliya oo saxiixday Xeerka Naafada ee Qaramada Midoobay "Dhageyso Wareysi"

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In