Monday, March 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliska Qeybta 60aad ee Baydhabo oo soo bandhigey shaqsi muhiim u ahaa Nabadiidka Al-shabab

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Taliska Qeybta 60aad ee Baydhabo oo soo bandhigey shaqsi muhiim u ahaa Nabadiidka Al-shabab
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Daa’uud Cabdirashiid Xuseen oo Magaciisa Afgarashada uu yahay( Abdikaafi ) oo ka tirsan kooxda Nabadiidka Al-shabab ayaa gacanta ku soo dhiggeeyn Ciidanka Ururka 47-aad guutada 8aad ee Qeybta 60aad Xoogga dalka Soomaaliyeed, kadib Howlgalo Ka dhan ah Nabadiidka Al-shabaab oo ay ka wadeen Ciidanka tuulooyinka hoos yimaada Deeganka Deynuuney ee Goboka Baay .

Abdikaafi ayaa Al-shabab ku jirey muddo 2-sano ah, waxa uu u qaabilsanaa Amniyaadka, Sahanka qabashada ka shaqeeya . isagoona ka qeyb qaatey Dagaalo dhowr ah oo ka dhacay deeganada Gobolka Mudug halkaasi oo Al-shabab uga biirey Markii hore.

Related posts

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

March 23, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

March 23, 2026

Waxaa muddooyinkii dambe kasoo firxananay maleeshiyaadka al-shabaab dadka ay ku heestaan sida qasabka ah oo ay u meeriyaan waxyaabaha aan diinta Islaamka melena ugu jirin.

Previous Post

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Xarunta Wasaaradda ku qaabilay Danjiraha Shiinaha

Next Post

Shil gaari oo maanta ka dhacay Garoowe

Next Post
Shil gaari oo maanta ka dhacay Garoowe

Shil gaari oo maanta ka dhacay Garoowe

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

March 23, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Warciise ee gobolka Shabeellaha...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

March 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada iyo guud ahaan ummadda...

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo la gaàrsiiyay

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo la gaàrsiiyay

March 23, 2026
0

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo lagu qaybiyay deegaanno hoostaga degmada Guriceel ee gobolka...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed in dalku uu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In