Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliya Boliiska oo ku baaqay in la caawiyo Carruurta lagu xanaanaynayo Cabdicasiis

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Taliyaha booliiska Soomaaliyeed oo Muqdisho ku qaabilay taliyaha booliska gobolka  Minisote
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliya ayaa dadka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay caawiyaan Carruurta aan heysan daryeel kuwaas oo lagu hayo xarumaha ku yaalla magaalada Muqdisho.

Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xamuud Taliyaha Ciidanka Boliiska  ayaa guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay Cawiyaan Carruurta Walaalahooda ah ee lagu xanaanaynayo xarun ku taalla degmada Cabdicasiis ee Gobolka Banaadir halkaa soo dhawaan ay furtay Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

“ Cid walba waxan leeyahay ha caawiyaan Carruurtaan islamarkana haka qayb qaataan in wax labaro sida ay u rabaan in ay u noolaadaan haddana ay duruuftu u diiday waxaan indin leeyahay caawiya Carruurtaan dhaqaalo looma hayo laakiin waa inad idinka soo garab istaagtaan” Ayuu yiri Taliyaha Boliiska.

Carruurta hadda lagu xannaanaynayo xaruta ku taalla degmada Cabdicasiis  ayaa u muuqda kuwo ka duwan sidii hore taas oo muujinaysa in bulshada Soomaliyeed ay yihiin kuwo u diyaarsan in ay caawiyan walaalahooda.

 

.

Previous Post

Arday Shahaadooyin la guddoonsiiyay kaddib markii ay ka qayb galeen Barnaamij looga hadlayay Dhaqanka”SAWIRRO”

Next Post

Xildhibanno ka tirsan Baarlamaanka oo Hiiraan gaaray

Next Post
Xildhibanno ka tirsan Baarlamaanka oo Hiiraan gaaray

Xildhibanno ka tirsan Baarlamaanka oo Hiiraan gaaray

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In