Friday, September 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliya cusub ee Saldhiga Baledweyne oo la wareegay Xilka

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
5 years ago
in Wararka
0
Taliya cusub ee Saldhiga Baledweyne oo la wareegay Xilka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha cusub ee Saldhiga Booliska Magaalada Baledweyne aya maanta si rasmi ah u la wareegay xilka ka dib munaasabad lagu qabtay Saldhiga Booliska .

Waxaa ka soo qeyb galay Saraakiisha Ciidamada Booliska,Maamulka gobolka hiiraan , 2 Xidigle Maxamed Qorsheel Taliyihii hore ee Saldhiga Booliska Baledweyne aya Saraakiisha iyo Ciidanka Booliska kula dar-daarmay inay si Wanaagsan u la shaqeyaan Taliyaha cusub.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

September 3, 2026
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

September 3, 2026

Taliyaha cusub ee Saldhiga Booliska Baledweyne 2 Xidiglle Maxamed Xuseen Maxamud ayaa  balan qaday in si dacad ah ugan doono waajibaadka Saaran.

Taliya Qeybta Booliska gobolka hiiraan Col Isaaq Cali Cabdulle aya faray Saraakiisha iyo Ciidanka Booliska inay layimadaan  hanaann shaqo oo aad u sarreeyo..

Guddomiyaha gobolka hiiraan Cali jeyte Cismaan  aya dib u milicsaday  marxaladihii kala duwanaa ee Ciidanka Booliska ay soo mareeyn 6 sano ee laso dhaafay waxa uuna boggaadiyay hormarka shaqo ee ka socoto Saldhiga Booliska Baledweyne.

Dhawaan ayay aheyd markii dib u hebeyn lagu sameeyay Saldhiga Ciidanka Booliska Baledweyne oo ay ka hool galaan Ciidamada Booliska .

Previous Post

Guddiga xalinta khilaafaadka iyo safaaradda Ingiriiska oo ka wada-hadlay xal u helidda cabashooyinka kuraasta xiliga doorashada

Next Post

Madaxweynaha Hirshabeelle oo lagu soo dhaweeyay Garoonka Maxamed dheere “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha Hirshabeelle oo lagu soo dhaweeyay Garoonka Maxamed dheere “SAWIRRO”

Madaxweynaha Hirshabeelle oo lagu soo dhaweeyay Garoonka Maxamed dheere "SAWIRRO"

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

September 3, 2026
0

Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

September 3, 2026
0

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

September 2, 2026
0

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

September 2, 2026
0

Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In