Thursday, September 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha Boliiska Soomaaliyed oo la kulmay Taliyaha iyo Abaanduulaha Ciidamada Carabinieri Talyaaniga “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Taliyaha Boliiska Soomaaliyed oo la kulmay Taliyaha iyo Abaanduulaha Ciidamada Carabinieri Talyaaniga “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha ciidanka boliiska Soomaaliyeed Gen Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa gelinkii la kulmay Taliyaha ciidanka Carabinieri Talyaaniga Gen. Tullio Del Sette iyo Gen Ilio Ciceri Abaanduulaha Ciidanka Carabinieri iyagaa ka wada hadlay Xiriirka Labada Ciidan, taageerada Talyaaniga Boliiska Soomaaliyed iyo arrimo kale.

Related posts

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

September 23, 2026
Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

September 23, 2026

Isagoo xeran dharka Ciidamada Boliiska Soomaaliyed caan ku ah iyo darajooyinkiisa ayaa si aan horey loo arkin loogu soo dhaweeyay dalka Talyaaniga Taliyaha Boliiska Soomaaliyed Gen Maxamed Sheekh Xasan.

Wadahadalada labada dhinac ayaa waxaa diirada lagu saaray sidii iskaashi buuxa u yeelan lahaayan Ciidamada Boliiska Soomaaliyed iyo Carabinieri .

Hadal kooban oo Taliyaha Boliiska Soomaaliyed halkaas ka jeediyay ayuu uga mahad celiyay Taliyaha ciidanka Carabinieri Talyaaniga Gen. Tullio Del Sette iyo Gen Ilio Ciceri Abaanduulaha Ciidanka Carabinieri sida wanaagsan ee ugu soo dhaweeyan dalkooda Talyaaniga sidoo kalena wuxuu uga mahad celiyay adkeynta xiriirka wada shaqeyn ee labada ciidan.

Kulankaas kadib taliyaha iyo wafdiga uu hogaaminayay oo uu ka mid ahaa Taliya xigeenka Ciidanka Boliiska Soomaaliyed Gen Bashiir Abdi Mohamed ayaa waxa ay Booqdeen Dugsiga Baarista Danbiyada dalka Talyaaniga,waxaan Taliyaha Boqashadiisa ku wahliyay Safiirka Somaliya u fadhiya Talyaaniga Gen Musse Xassan Abdulle iyo Gen Sheikh Awes Macow Maxamed.

A1 A2 A3 A4 A5 A6 A7 A8 A10 A12 A13 A14 A15 A17 A18 A19 A20 A21 A22 A23 A24 A25 A26 A27 A28 A29 A30 A31 A32 A33 A34 A35 A36 A37 A40 A41 BH0A3279 BH0A3300 BH0A3328 BH0A3336 BH0A3358 BH0A3394 BH0A3403 BH0A3481 BH0A3492 BH0A3515 BH0A3516 BH0A3518

Previous Post

Wasiir Maareeye” Wasaaradda Warfaafinta Waxa ay ku tallaabsatay Horumarro badan”

Next Post

Haweenka Soomaaliyeed Ee Mareykanka Oo Minneapolis Ku Xusay Maalinta Haweenka Aduunka

Next Post
Haweenka Soomaaliyeed Ee Mareykanka Oo Minneapolis Ku Xusay Maalinta Haweenka Aduunka

Haweenka Soomaaliyeed Ee Mareykanka Oo Minneapolis Ku Xusay Maalinta Haweenka Aduunka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed barbar socday meertada 81-aad ee shir madaxeedka Golaha Guud...

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York, kulan doceed miro-dhal ah kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha...

𝐑𝐚,𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐋𝐚𝐛𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐗𝐉𝐅𝐒  𝐨𝐨 𝐠𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐬𝐡𝐢𝐫 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐚𝐧𝐬𝐢𝐱𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐐𝐨𝐫𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐄𝐥 𝐍𝐢𝐧̃𝐨

𝐑𝐚,𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐋𝐚𝐛𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐗𝐉𝐅𝐒 𝐨𝐨 𝐠𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐬𝐡𝐢𝐫 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐚𝐧𝐬𝐢𝐱𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐐𝐨𝐫𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐄𝐥 𝐍𝐢𝐧̃𝐨

September 23, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi , ayaa guddoomiyay kulan heer wasiir ah oo...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAMO DOCEEDYO LA QAATAY HOGGAAMIYAYAAL CAALAMI AH

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAMO DOCEEDYO LA QAATAY HOGGAAMIYAYAAL CAALAMI AH

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York ee dalka Mareykanka kulamo doceedyo kula yeeshay Madaxweynaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In