Tuesday, March 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha Booliska oo ka Tacsiyadeeyey geerida ku timid AUN Jeneraal Cismaan Maxamuud Siyaad “Koriyeeri” iyo Saraakiil kale

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Taliyaha Booliska oo ka Tacsiyadeeyey geerida ku timid AUN Jeneraal Cismaan Maxamuud Siyaad “Koriyeeri” iyo Saraakiil kale
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn
Allaha u naxariisto Jeneraal Cismaan Maxamuud Siyaad “Koriyeeri”

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Cabdi Xasan Maxamed “Xijaar” ayaa ka tacsiyadeeyay Geerida ku timid Allaha u naxariistee Jeneraal Cismaan Maxamuud Siyaad (Koryeeri) oo maanta ku geeriyooday magaaladda Muqdisho, waxaana uu ka mid ahaa Sarreeyeyaasha ugu  firfircoon ee Booliska.

“Inaa lilaahi wa inaa ilaahi raajicuun, geeridu waa xaq, ilaahay ha u naxariisto Sareeyo guuto Cismaan Maxamuud Siyaad (Koryeeri) oo u geeriyooday xanuun, Sarreeyuhu wuxuu ahaa xubin firfircoon oo ka mid ah xubnaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, waxaan ilaahay uga baryeeynaa inuu janadii Fardowsa ku irsaaqo” ayuu yiri Gen. Xijaar.

Related posts

March 3, 2026
Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 2, 2026

Sidoo kale Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa tacsi wadareed u diray Col Jimcaale, Gaashaanle Daahiye, Dhamme Muxudin Axmed iyo Labo xidigle Cabdi, kuwaasi oo dhammaantood ka wada tirsanaa Saraakiisha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, iyaggoo u geeriyooday xanuun soo wajahay maalmahan.

INAA LILAAHI WA INAA IEYHI RAAJICUUN..

 

 

 

Previous Post

Doorka Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ee xakameynta COVID-19 oo laga hadlay “SAWIRRO”

Next Post

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Midowga murashixiinta oo shir uga furmay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Midowga murashixiinta oo shir uga furmay Muqdisho “SAWIRRO”

Ra'iisul Wasaare Rooble iyo Midowga murashixiinta oo shir uga furmay Muqdisho "SAWIRRO"

March 3, 2026
0

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ka daahfuray ololaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha....

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 2, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay Dhaxal-sugaha Kuwait

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay Dhaxal-sugaha Kuwait

March 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhanka telefoonka kula hadlay Dhaxal-sugaha Dowladda aan walaalaha nahay ee Kuwayt...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda Nabadsugidda Qaranka oo howlgal qorsheysan ku dilay Horjooge ka tirsan Khawaarijta

March 2, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah, ayaa howlgal qorsheysan oo xalay ka dhacay deegaanka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In