Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha ciidamada Booliska Puntland oo maalinkii labaad Gaalkacyo ka wada tirokoobidda Ciidamada+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Taliyaha ciidamada Booliska Puntland oo maalinkii labaad Gaalkacyo ka wada tirokoobidda Ciidamada+Sawirro

????????????????????????????????????

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland Jen. C/qaadir Shire Faarax (Erag) oo Howlo Shaqo  iyo Tirakoobidda Ciidamada Booliska Puntland u jooga Magaalada Gaalkacyo ayaa Maanta kormeeray  Saldhigga Miir, Xarunta Ciidamada SPU,kantaroolka Bari iyo Xarumo kale oo dhamaantood Ciidamadii jooogay  u tirokoobid ku sameeyay.

Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland Jen.C/qaadir Shire Faarax (Erag) ayaa inta uu ku guda jiray kormeerkiisa,waxaa uu  Tirakoobid ku sameeyay Ciidamada Booliska ee goobahaasi ka Howl-gala tirada ay yihiin iyo tayo ahaan inta ay gaarsiisan-yiin,Maadama aanan horay  Xog badan looga hayn.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Sidoo kale,Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland Jen. Erag ayaa Tiro-koobid ku sameeyay Ciidamada Booliska  Deegaanka Cagaaran Degmada Gaalkacyo ee Gobalka Mudug,kuwaaso ka shaqeeya inta u dhaxaysa Gaalkacyo iyo Bacaadweyn ee Gobalka Mudug.

Dhinace kale,Taliyaha Ciidamda Booliska Puntland Jen. Erag ayaa Kulamo gaar ah la qaatey Maamulka Degmada Gaalkacyo, kan Gobalka Mudug,Saraakiishii hore ee Ciidamada Booliska Soomaaliya ee Howlgabka ah iyo Qaybaha kala duwan ee Bulshada,kuwaaso uu kala hadlay Xoojinta Amaanka Magaalada Gaalkacyo iyo in si wadajir ah loga qayb qaato.

Ugu Danbayntii Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland Jen Erag ayaa Xusay in ay socoto Xoojinta Xiriirka Booliska iyo Shacabka oo uga Mahadceliyay Alle ka sokow Warbaahinta Puntland oo si weyn uga qayb-qaata Hormarka iyo Baahinta Wararka ka so baxa Taliska Booliska Puntland.

Si’kastaba ha ahaate Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland Jen. Erag ayaa Ciidamda Booliska  ka dhiiragaliyay sida ay bulshada reer Puntland ugu shaqeeyan,isagoona ku amaanay Howlaha ay hayaan kuna tilmaamay inay doorkoodii qaaten blse shacabka looga baahanyahay inay iyagana qaybtooda qaatan.

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

Previous Post

Doorashada Xubnaha Aqalka hoose ee G/Waqooyi oo heer gabogabo maraya

Next Post

Qarax goor dhaweyd ka dhacay Muqdisho

Next Post
Waa sidee goobaha ay Caawa Qaraxyadu ka dheceen ee Muqdisho?”HALKAN KA DHAGEYSO”

Qarax goor dhaweyd ka dhacay Muqdisho

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In