Tuesday, October 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo xarigga ka jaray xarun Caafimaad oo Xabsiga dhexe laga Hirgaliyey “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Taliyaha Ciidanka Asluubta oo xarigga ka jaray xarun Caafimaad oo Xabsiga dhexe laga Hirgaliyey “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Arbaco 15-03-2017 —-Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, Sarreeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa xarigga ka jaray Xarun Caafimaad oo Xabsiga dhexe ee Xamar laga hirgaliyey, waxaana xaruntan Caafimaad yaala Qalabka lagu baaro Cudurada kala duwan gaar ahaan T.B da, iyadoo Maxbuuskii laga helo cudurkan la siinayo daawooyinkii loogu talagalay, Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Soomaaliya, Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed iyo Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO, ayaana iska kaashaday hirgalinta Xaruntan Caafimaad.

Related posts

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

October 12, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed,  Sarreeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa sheegay in Xaruntan Caafimaad loogu tala galay in lagu daweeyo Maxaabiista iyo Askarta Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, isagoo tilmaamay in Dhaqaatiirta ka shaqeyneyso ay ka tirsan yihiin  Ciidanka Asluubta, ayna Aqoon u leeyihiin Caafimaadka.

Dhanka kale Wafdi ka socday Hay’adda Qaramadda Midoobay ayaa Maanta booqday Xabsiga dhexe ee Xamar, iyagoo soo arkay Horumarka weyn ee iminka ka jira Xabsiga, oo ay ka mid yahay Warshadda tababarka Maxaabiista, Xarumaha Waxbarasho iyo qeybaha kale ee Xabsiga uu ka kooban yahay, iyagoo Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, Sarreeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac, ku ammaanay Sida uu ka dhigay Xabsiyada dalka iyo Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, si gaar ah ayey u sheegeyn in Xabsiga dhexe ee Xamar addeegyada laga hirgaliyey ee kala duwan, uusan jirin Xabsi leh, marka laga hadlayo Qaaradda Afrika ee aan ka midka nahay.

–DHAMMAAD–

Previous Post

Wasiir Diini oo kormeer ku tagey xarun lagu tababari doono Saraakiisha Ciidanka “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweyne Farmaajo iyo Xog-hayaha Arrimaha Dibedda Britian oo Muqdisho ku kulmay “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweyne Farmaajo iyo Xog-hayaha Arrimaha Dibedda Britian oo Muqdisho ku kulmay “SAWIRRO”

Madaxweyne Farmaajo iyo Xog-hayaha Arrimaha Dibedda Britian oo Muqdisho ku kulmay "SAWIRRO"

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

October 12, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In