Thursday, March 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo sheegay in dhowaan ku shaqeyn doonaan Xaruntoodii hore ee KM7 ku taalla

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo sheegay in dhowaan ku shaqeyn doonaan Xaruntoodii hore ee KM7 ku taalla
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, S/gaas Xuseen Xasan Cismaan oo ay wehliyaan Taliye ku xiggeenka Koowaad S/guuto C/kariin Cali Afrax  iyo Sarkiil ka tirsan Ciidankaasi, ayaa maanta kormeeray Xarunta Taliska Ciidanka Asluubta uu ku taalla Ex kontarool Afgooye oo dhismihiisu uu marayo meel gabo gabo ah, dhowaanna lagu wado in xarigga laga jaro.

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed iyo Saraakiishii la socotay,  ayaa   kormeray Xafiisyadda ay ku shaqeen doonan hoggaanada Ciidanka iyo Saraakiisha, waxaana   kormeerka kadib uu xarigga ka jaray masaajid ay ku cibaadeystaan Ciidanka  oo dhismahiisu gacan ay ka geesatay  Hay’adda  Muno Dacwa Al islaamiya  oo laga leeyahay dalka sudaan.

Related posts

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026
CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

March 26, 2026

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed  S/ gaas Xuseen Xasaan Cismaan, ayaa sheegay in dhowaan xaraga laga jari doono Dhismaha Taliska Guud ee Ciidankaasi, ayna Taliska KMG ay kusoo guuri doonaan, lagu shaqeyn doono xauntan markii xarrigga laga jaro.

Previous Post

AKHRISO: Odayaasha dhaqanka Ee Soo Xulay Baarlamaanka oo war ka soo saaray xaaladda dalka

Next Post

Guddiga Gurmad Qaran oo sheegay inay soo gabagabeeyeen  Wajiga koowaad ee gurmadka dadkii lagu Xasuuqay KM5

Next Post
Guddiga Gurmad Qaran oo sheegay inay soo gabagabeeyeen  Wajiga koowaad ee gurmadka dadkii lagu Xasuuqay KM5

Guddiga Gurmad Qaran oo sheegay inay soo gabagabeeyeen  Wajiga koowaad ee gurmadka dadkii lagu Xasuuqay KM5

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026
0

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa ka qeyb galay Shirweynaha 14aad ee Wasiirrada ee...

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

March 26, 2026
0

WAR-SAXAAFADEED, Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidamada Uganda ee AUSSOM, ayaa jab culus gaarsiiyay maleeshiyaadka ka tirsan Khawaarijta, oo...

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

March 26, 2026
0

Dowladaha Soomaaliya iyo Spain ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad (MoU) oo dhidibada u aasaya hannaan wadatashi siyaasadeed oo joogto ah....

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo xilalka ka qaaday laba Wasiiru Dowle

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo xilalka ka qaaday laba Wasiiru Dowle

March 26, 2026
0

Muqdisho, Khamiis, 26 Maarso 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xilalkii ka qaaday...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In