Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha Ciidanka Boliiska oo Kigali Kula kulmay Xoghayaha Guud Interpol “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Taliyaha Ciidanka Boliiska oo Kigali Kula kulmay Xoghayaha Guud Interpol  “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyed Sareeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa Magaalada Kigali ee dalka Rwanda waxaa uu kula kulmay Xoghayaha Guud ee Ururka Boliiska Adduunka Interpol Mr. Jűgen Stock.

Labada Mas’uul oo ay si wada jir ah uga qeybgalayan shirka Interpol ee ka socda Kigali ayaa kulankooda waxay kaga hadleen xaaladaha dalka Soomaaliya,Sidii Boliiska Soomaaliyeed looga caawin lahaa sare u qaadista doorka uu ku leeyahay Ururka Interpol,In Soomaaliya laga cafiyo ama laga dulqaado lacagta sanadlaha ee qoondada ay bixiyaan dalalka xubnaha ka ah Ururka wixii ka horreeyey 2013, tassoo Soomaaliya lagu leeyahay lacag badan oo uu hadda awoodin Boliiska Soomaaliyeed.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Waxaa kaloo ay ka wada hadleen In laga tixgeliyo Soomaaliya dhanka tababarrada kala ee la xiriira dembiyada kala duwan, In si dhaqsi leh loogu hagaajiyo qalabka i 7/24 ee lagula xiriiro xubnaha ururka oo muddo dheer ka halleysnaa.

Wada hadalka oo saacado socday ayaa ugu dambeyntii labada dhinac isku afgarteen in la fuliyo qodobadii laga wada hadlay. IMG-20151104-WA0006-1 2 4 20151102_172256

Previous Post

Koob La Guddoonsiiyay Gabdhaha Kubadda Gacanta Ee Heegan “Sawirro”

Next Post

Gudoomiyaha gobolka Banaadir oo Kulan isbarasho ah la qaatay madaxda degmooyinka

Next Post
Gudoomiyaha gobolka Banaadir oo Kulan isbarasho ah la qaatay madaxda degmooyinka

Gudoomiyaha gobolka Banaadir oo Kulan isbarasho ah la qaatay madaxda degmooyinka

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In