Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha ciidanka Booliiska oo guddiga Qaran ee gurmadka abaaraha guddoonsiiyay deeq lacageed+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Taliyaha ciidanka Booliiska oo guddiga Qaran ee gurmadka abaaraha guddoonsiiyay deeq lacageed+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya Jeneraal Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa maanta guddoonsiiyey Guddiga Heer Qaran ee Gurmadka Abaaraha oo uu hoggaaminaayey Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Mudane Maxamed Cumar Carte lacag ay iska soo ururiyeen Saraakiisha iyo Ciidanka ku xareysan Akaadeemiyada Jen. Kaahiye.

Taliyaha Ciidanka Booliiska ayaa halkaasi ku soo bandhigay gabar yar oo Sagaal jir ah, laguna magacaabo Faadumo Xasan Maxamed “Fakato”ahna dhal boliis oo iyadana ugu deeqday dadka abaaraha ku waxyeeloobay lacag dhan 30 Dollar. Arrintaasoo ay dad badan dhiiggooda dhaqaajisay dareenka gabadhaas ay soo bandhigtay ayaa wuxuu Taliyaha Guddiga u sheegay in deeqdaan ay tahay deeqda ay Dugsiga ku deeqeen, hase yeeshee ay jirto dadaallo badan oo ay Ciidanka Boliiska ugu jiraan ururinta deeqaha loogu talo galay dadka abaaraha ku waxyeelloobay.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Ugu dambeybyntii waxaa goobta ka hadlay Ra’iisul Wasaare Ku Xiseenka iyo Sh. Nuur Baarood oo iyaguna ugu baaqay ummadda Soomaaliyeed inay badiyaan dadaalka loogu gurmanaayo shacabka.

Previous Post

Dibadbax baarlamanka looga dalbanayay ansixinta wasiirrada cusub oo lagu qabtay Muqdisho

Next Post

R/wasaaraha oo qaabilay wafdi ka socda Midowga Afrika+Sawirro

Next Post
R/wasaaraha oo qaabilay wafdi ka socda Midowga Afrika+Sawirro

R/wasaaraha oo qaabilay wafdi ka socda Midowga Afrika+Sawirro

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In