Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha ciidanka booliiska oo xalay Kula Afuray Ciidamada Saldhiga Degmada Yaaqshiid “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Taliyaha ciidanka booliiska oo xalay Kula Afuray Ciidamada Saldhiga Degmada Yaaqshiid “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha ciidanka booliiska Soomaaliyeed ayaa ka qeybgalay xalay munaasabad sare loogu qaadayay wada shaqeynta ciidanka booliiska iyo bulshada oo xalay lagu qabtay xarunta degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho, iyadoo Taliyaha uu si wada jir uu ula afuray ciidamada ka howlgala degmadaasi ee Boliiska iyo dadweynihii ka qeyb galay munaasabadaasi.

Munaasabadda ayaa waxaa  ka qeybgalay saraakiil ka tirsan ciidanka Booliiska, kooxda Bambeyda Heegan, mas’uuliyiinta maamulka degmada yaaqshiid iyo marti sharaf kale.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

Guddoomiyaha degmada Yaaqshiid Cismaan Maxamuud Cadaawe oo munaasabadda ka hadlay ayaa tilmaamay in ciidamada booliiska ee ka howlgala degmada Yaaqshiid ay wada shaqeyn wanaagsan la leeyihiin bulshada deegaanka.

Generaal Maxamed Sheekh Xasan Xaamud taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa halkaasi ka sheegay in ciidamada looga baahanyahay in soo dhaweeyaan bulshada, islamarkaana sidoo kale bulshada looga baahanyahay iney ciidamada kala shaqeeyaan sugidda nabadgelyada.

A15 A16 A17 A20 A21 A22 A23 A24 A25 A26 A27 A28 A29 A30 A31 A32 A33

Previous Post

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Wasiirka Arrimaha Gudaha” Guusha laga gaaray Dhisamaha Maamulka Galmudug Waxaa gacan ka geystay Shacabka Gobolada dhexe “Dhageyso+Sawirro”

Next Post
Wasiirka Arrimaha Gudaha” Guusha laga gaaray Dhisamaha Maamulka Galmudug Waxaa gacan ka geystay Shacabka Gobolada dhexe “Dhageyso+Sawirro”

Wasiirka Arrimaha Gudaha" Guusha laga gaaray Dhisamaha Maamulka Galmudug Waxaa gacan ka geystay Shacabka Gobolada dhexe "Dhageyso+Sawirro"

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In