Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha ciidanka booliska Oo kormeeray baraha cusub ee laga ilaaliyo Amniga Magaalada Muqdisho+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
6 years ago
in Wararka
0
Taliyaha ciidanka booliska Oo kormeeray baraha cusub ee laga ilaaliyo Amniga Magaalada Muqdisho+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) Taliyaha qeyb-ta guud ee gobolka banaadir taliyaha ciidamada sida gaar ah u tababaran ee haramcad iyo saraakiil ka tirsan ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa kormeeray baraha cusub ee laga ilaaliyo duleedka magaalada Muqdisho.

Sidoo kale Taliyaha ayaa ka xogwaresanayay dadka shacabka si loo ogaado xaaladooda maadaama aysan wali la qabsan qaabka cusub ee loo sugayo amniga caasimada waxaana uu ka dhageysatay tabooshooyin yar yar oo ku aadan in shacab loo fududeeyo isku socodka iyagoo la shaqeynayo laamaha amniga.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Barahaan ay kormeereen ayaa gaaraya ilaa iyo 15 goob oo ku yaala galbeed iyo bariga caasimada oo ku teedsan Degmooyinka Kaaraan iyo Kaxda waxaana ka mid ahaa deegaanka gubadley ,ekis koontarool balcad wadada wershadaha ekis koontarool afgooye iyo qeybo badan oo ka  mid ah gaabaha cusub ee lagu soo kordhiyay.

“Waxaan soo kormeernay ilaa iyo shan iyo toban goobood oo ah baraha cusub ee lagu soo kordhiyay sugida amniga caasimada waxaana ku dhiirigalineynaa ciidamada qalabka sida ay juhdiga u gelnayaan ilaalinta shacabkooda ayuu yiri taliye Xijaar.

Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliya sareeyo gaas Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa ciidamada sugan baraha ilaalada faray in shacabka ay u dhimriyaan sidoo kale waxa uu ku dhirigaliyay dadaalka ay gelinayaan sugida amniga magaalada.

“Ciidamada waxaa looga baahanyahay inay udhimriyaan shacabka iyadoo loo fududeynayo isku socodka,Ganacsiga iyagane waxaa laga rabaa inay la shaqeeyaan laamaha amaanka si loo hibiyo amniga iyadoo layskaashanyo.

13 bishaan ayay aheyd markii ay dowladda ay qaaday bariihii laga ilaali jiray amniga gudaha magaalada waxaana si loo fududeeyo isku socodka dadweynaha,amniga iyo ganacsiga magaalada loo raray duleedka magaalada

Tags: Taliyaha ciidanka booliska Oo kormeeray baraha cusub ee laga ilaaliyo Amniga Magaalada Muqdisho+Sawirro
Previous Post

Dhageyso barnaamijka Faaqidaada wararka ee Radio Muqdisho.

Next Post

Madaxweynaha Galmudug oo Agaasime cusub u magacaabay Madaxtooyada Dowladda Galmudug.

Next Post
Madaxweynaha Galmudug oo Agaasime cusub u magacaabay Madaxtooyada Dowladda Galmudug.

Madaxweynaha Galmudug oo Agaasime cusub u magacaabay Madaxtooyada Dowladda Galmudug.

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In