Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

DAAWOS AWIRADA-Taliyaha Booliska oo xaflad soo dhaweyn ah loogu sameeyay Magaalada London,

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
DAAWOS AWIRADA-Taliyaha Booliska oo xaflad soo dhaweyn ah loogu sameeyay Magaalada London,
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026

MUNAASABADAN AY SOO QABAN QAABIYEEN JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE KU DHAQAN WADANKA INGIRIISKA GAAR AHAAN MAGAALADA LONDON AYAA UJEEDKEEDU AHAA IN WARBIXIN LAGAGA DHAGEYSTO TALIYAHA CIIDANKA BOOLISKA SAREEYA GAAS MAXAMED SHEEKH XASAN XAAMUD OO DHOWR CISHO BOOQASHO RASMI AH KU JOOGAY ISAGA IYO WAFDI UU HOGAAMINAYAY MAGAALADA LONDON.

RA’ISAL WASAARIHII HORE EE SOOMAALIYA MUDANE NUUR XASAN XUSEEN OO MADASHA KAHADLAY AYAA SHEEGAY MIHIIMADA AY LEEDAHAY SOO DHOWEYNTAN LOO SAMEEYAY TALIYAHA CIIDANKA BOOLISKA IYO WAFDIGA UU HOGAAMINAYAY, ISLA MARKAANA LAGA WAREYSTO XAALADA SOOMAALIYA GAAR AHAAN TAN CIIDANKA BOOLISKA OO LAFDHABAR U AH AMMAANKA IYO NABADGALYADA DALKA.
XARBI CAWIL OO AH MUDANE SOOMAALIYEED OO KATIRSAN GOLADA DEEGAANKA XAAFADA BRENT EE MAGAALADA LONDON AYAA KAHADLAY MADASHA AYAA TILMAAMAY AHMIYADA AY KULAMADA NOOCAN OO KALE AH LEEYIHIIN, ISAGOO KUHADLAYA MAGACA JAALIYADA AYAA WAXAA UU SOO DHOWEEYAY WAFDIGA UU HOGAAMINAYO TALIYAHA BOOLIKA SOOMAALIYA.
TALIYAHA BOLIISKA SAREEYA GAAS MAXAMED SHEEKH XASAN XAAMUD OO GOOBTA KAHADLAY AYAA UMAHADCELYAY DADKII XAFLADAASI SOO AGAASIMAYAY IYO KUWII KASOO QEYBGALAYBA, WAXAANA UU TALIYAHA WARBIXIN DHEER HALKAASI KASIIYAY DADKA CIIDAMADA BOLIISKA SOOMAALIYA HANAANKA LOO QORO IYO QORSHAHA AY DAMACSAN YIHIIN IYO HORUMARKA AY KU TALAABSADEEN MUDADII YAREED EE UU XAFIISKA JOOGAY.
TALIYAHA BOLIISKA WAXAA UU SIDOO KALE KA CODSADAY JAALIYADA SOOMAALIYEED EE KU DHAQAN DALKA INGIRIISKA IN AY GARAB ISTAAGAAN BOLIISKA GAAR AHAAN DHISMAHA AKAADEEMIYADA BOLIISKA EE JANARAL KAAHIYE IYO SIDOO KALE DHISMAHA QEYBAHA AGOONTA BOLIISKA ISAGOO SHEEGAY IN AY JIRAAN KUN IYO SODON QOYS OO AGOON AH, KUWAASOO UU SHEEGAY CIIDAMADA BOLIISKA SARAAKIISHOODA IN AY GACANTA KU HAYAAN ISLA MARKAANA LABIILO.
TALIYAHA BOLIISKA AYAA WAFDIGII UU HOGAAMINAYAY WAXAA KAMID AHAA TALIYAHA HEYDADA DAMBI BAARISTA EE BOLIISKA  JANARAAL SICIID KADIYE IYO SIDOO KALE TALIYAHA WAAXDA HOGAANKA DHISMAHA CIIDANKA BOLIISKA SOOMAALIYA JANARAAL BASHIIR AMEERIKO.
WAFDIGA AYAA INTII AY JOOGEEN MAGAALADA LONDON WAXAA AY LAKULMEEN TALIYAHA GUUD EE BOLIISKA WADANKAN BRITAIN, SIDOO KALE WAXAA AY LAKULMEEN SARAAKIIL KATIRSAN WASAARADA UMUURAHA DIBADA EE BRITAIN QEYBTEEDA AFRIKA QAABILSAN.
WAFDIGA TALIYAHA AYAA SIDOO KALE WAXAA UU SOO BOOQDAY XARUNTA CUSUB EE TELEFISHINKA QARANKA SOOMAALIYA EE KU TAALA MAGAALADA LONDON HALKAASOO UU KAGA WARBIXIYAY WAREYSINA KUSIIYAY WAXQABADKA IYO UJEEDKA AY HALKAN UYIMAADEEN.
BH0A0208 BH0A0246 BH0A0313 BH0A0336
Previous Post

DAAWO SAWIRADA-Howlwadeeno Caafimaad Oo Tababar Muqdisho Loogu Soo Xiray

Next Post

DAAWO SAWIRADA- Xafladda caleemo saarka madaxweynaha Galmudug.

Next Post
DAAWO SAWIRADA- Xafladda caleemo saarka madaxweynaha Galmudug.

DAAWO SAWIRADA- Xafladda caleemo saarka madaxweynaha Galmudug.

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
0

Eedeysane Dable Booliska Nuur Ibraahim Sahal, ayaa lagu soo eedeyay dembiga ah dil kas ah oo uu u geeystay Marxuum...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Mudane...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS waxay si adag u cambaareyneysaa weerarka lagu qaaday xarun koronto...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In