Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha Ciidanka XDS oo lagu soo dhaweeyay Norwey

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Taliyaha Ciidanka XDS oo lagu soo dhaweeyay Norwey
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Xaflad Casha sharaf ah oo lagu soo dhoweynayay S/gaas Maxamed Aadan Axmed Taliyaha Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay Magaalada Oslo ee Casimadda Dalka Norway.

Xafladdan oo ay soo Agaasimeen masuuliyiinta Ururka Gargaar oo ah Urur daryeela Agoonta Ciidamada Qalabka sida iyo xubno ka mid ah jaaliyadda Soomaaliyeed ee Oslo, ayaa waxaa ugu horeyn ka hadlay ,Cabduqadir Abtidoon oo ah Sargaal ka socday Ururka Gargaar, isagoo kaga mahad celiyay booqashada taliyaha uu ku tegey Norway, wuxuuna ku dheeraaday hadafkii loo asaasay hay’addan taakulaysa Agoonta Ciidanka Xoogga Dalka iyo ujeedkii laga lahaa.
Ugu danbeyn Maxamed Aadan  Axamed, Taliyaha Ciidanka xoogga Dalka ayaa u mahad celiyay jaaliyadda Soomaaliyeed iyo soo dhoweyntii loogu sameeyay Magaalada Oslo,isagoo ugu baaqay guud ahaan muwaadiniinta qurbaha ku nool inay taageeraan Ciidamadooda.
Taliyaha Ciidanka xoogga Dalka Sarreeya gaas Maxamed Aadan ayaa wuxuu kula dardaarmay Jaaliyadda iney ka qeyb qaataan Nabadeynta Dalkooda Hooyo oo uu sheegay inay qeyb weyn ka qaadan karaan, waloow ay Qurbaha ku nool yihiiin.
Previous Post

C/qaadir Cosoble oo noqday xildhibaankii 9aad ee loo doorta Aqalka hoose

Next Post

Degmada Kaxda oo la hirgeliyay waddooyin hor leh “SAWIRRO”

Next Post
Degmada Kaxda oo la hirgeliyay waddooyin hor leh “SAWIRRO”

Degmada Kaxda oo la hirgeliyay waddooyin hor leh "SAWIRRO"

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In