Tuesday, August 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka iyo La-taliyaha arrimaha Ciidanka Xoogga ee Madaxweynaha oo Hambalyo u diray ciidanka Badda

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka iyo La-taliyaha arrimaha Ciidanka Xoogga ee Madaxweynaha oo Hambalyo u diray ciidanka Badda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Cabdiweli Jaamac Gorod  ayaa hambalyo u diray Ciidanka Badda iyo difaaca xeebaha dalka oo barri u dabaal degaya Munaasabadda sanad guuradii 53-aad ee kasoo wareegtay markii la aas-aasay Ciidankaasi oo ku beegan maalinta barri ah.

Sidoo kale La-taliyaha arrimaha Ciidanka xoogga dalka ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Sarreeye guud Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir goobe), ayaa isna hambalyo u diray Taliska Ciidanka Badda iyo Difaaca xeebaha  ee xoogga dalka Soomaaliyeed oo barri u dabaal degaya Sanadguuraddii 53aad ee kasoo wareegtay markii la aas-aasay ciidankaasi 10-February sanadkii 1965-kii.

Related posts

Danjiraha JFS ee dalka Kenya oo xarunta safaaradda ku qaabilay Ruth Anne Stevens 

Danjiraha JFS ee dalka Kenya oo xarunta safaaradda ku qaabilay Ruth Anne Stevens 

August 25, 2026
Shirweynaha Ganacsiga ee Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka furmay Muqdisho

Shirweynaha Ganacsiga ee Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka furmay Muqdisho

August 25, 2026

“Sanadguurada 53aad ee kasoo wareegtay markii la aas-aasay Ciidanka Badda iyo Difaaca xeebaha  ee xoogga dalka Soomaaliyeed oo ku beegan Maalinta barri ah owgeed, waxaan Hambalyo leeyahay Admiraallada, Saraakiisha, Saraakiil xigeennada, dableyda, Alifleyda Ciidanka Badda, Xaasaskooda iyo dhammaan Ummadda Soomaaliyeed” ayuu yiri S/guud Bashiir

La-taliyaha arrimaha Ciidanka xoogga dalka ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Sarreeye guud Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa sheegay in Soomaaliya maanta baahi weyn ay u qabto dib udhiska Ciidanka Badda iyo difaaca Xeebaha Soomaaliya, waxaa uu tilmaamay inay soo noqon doonto Kaalinta iyo Maqaamka Ciidankaasi.

“Xaalku waa inoo haggaagi doonaa, waadna kusoo noqon doontaan Kaalintiinnii iyo Maqaamkiinnii Shariirka ahaa ee Difaaca Dalka Hooyo! Waqti maanta Soomaaliya idinka baahi badan tahay nama soo marin, Kaalintiinnina waan u hamuun qabnaa! Sanadkaan kan xigga waxaa idin rajeynayaa in horumar weyn aad sameysaan, Guuleysta” ayuu mar kale yiri S/guud Bashiir Goobe

10-kii bishii February sanadkii 1965-kii ayaa si rasmi ah  loo aas-aasay Ciidanka Badda iyo Difaaca xeebaha  ee xoogga dalka Soomaaliyeed.

Previous Post

Wasiirka arrimaha Dibadda ee Soomaaliya oo New York kula kulmay diblomaasiyiin

Next Post

Madaxda Wasaaradda Warfaafinta oo kulan sagootin ah u sameeyay wafdi ka socday Finland “SAWIRRO”

Next Post
Madaxda Wasaaradda Warfaafinta oo kulan sagootin ah u sameeyay wafdi ka socday Finland “SAWIRRO”

Madaxda Wasaaradda Warfaafinta oo kulan sagootin ah u sameeyay wafdi ka socday Finland "SAWIRRO"

Danjiraha JFS ee dalka Kenya oo xarunta safaaradda ku qaabilay Ruth Anne Stevens 

Danjiraha JFS ee dalka Kenya oo xarunta safaaradda ku qaabilay Ruth Anne Stevens 

August 25, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil Ibraahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ku qaabilay Ruth...

Shirweynaha Ganacsiga ee Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka furmay Muqdisho

Shirweynaha Ganacsiga ee Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka furmay Muqdisho

August 25, 2026
0

Shirweynaha Xiriirinta Ganacsiga Soomaaliya iyo Shiinaha ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay, iyadoo ay ka qeybgalayaan masuuliyiin ka tirsan Dowladda...

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo lagu soo dhaweeyay Wiilka cusub ee dalka Mayerkanka ee Soomaaliya

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo lagu soo dhaweeyay Wiilka cusub ee dalka Mayerkanka ee Soomaaliya

August 24, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ku soo dhaweeyay...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo dhiirigeliyay ardayda kaalimaha hore ka galayImtixaanka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo dhiirigeliyay ardayda kaalimaha hore ka galayImtixaanka

August 24, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan dhiiragelin iyo bogaadin ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In