Friday, March 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka oo xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda dalka Suudaan “SAWIIRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka oo xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda dalka Suudaan “SAWIIRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Daahir Aadan Cilmi Indha-Qarshe ayaa maanta Xafiiskiisa kula kulmay u qaabilsanaha Dalka Suudaan ee Arimaha Ciidamada dalalka Soomaaliya iyo Kenya Yasir Khirey Abdelrahim.

Related posts

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

March 27, 2026
Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

March 27, 2026

kulanka uu Taliyaha ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya uu la qaatay u qaabilsanaha dalka Suudaan ee Arimaha Ciidamada dalalka Soomaaliya iyo Kenya ayaa waxaa goob joog ka ahaa Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya.

Sareeyo Gaas Daahir Aadan Cilmi, Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka ayaa sheegay in kulanka uu maanta la yeeshay uqaabilsanaha Dalka Suudaan ee Arrimaha Ciidamada dalalka Soomaaliya iyo Kenya uu ahaa mid lagu xoojinayo Xiriirka iskaashiga Ciidamada ee dhanka tababarada

Uqaabilsanaha Dalka Suudaan ee Arrimaha Ciidamada wadamada Soomaaliya iyo Kenya Yasir Khirey Abdelrahim, ayaa tilmaamay In Suudaan ay dhawaan Bilaabi doonto tababarada ay siin jirtay Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya.

Suudaan ayaa ka mid ah Dalalka sida gaarka ah u tababara Ciidamada qalabka Sida ee Soomaaliya.

Previous Post

Wasiirrada Waxbarashada Soomaaliya iyo Kuwait Oo Ka Arrinsaday Diyaar Garowga Shirka Caalamiga Ee Waxbarashada Soomaaliya “SAWIRRO”

Next Post

Wasiirka Beeraha Soomaaliya oo dhigiisa dalka Qatar kala hadlay iskaashiga dhanka beeraha ee labada dal “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Beeraha Soomaaliya oo dhigiisa dalka Qatar kala hadlay iskaashiga dhanka beeraha ee labada dal “SAWIRRO”

Wasiirka Beeraha Soomaaliya oo dhigiisa dalka Qatar kala hadlay iskaashiga dhanka beeraha ee labada dal “SAWIRRO”

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

March 27, 2026
0

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire...

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

March 27, 2026
0

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda Cagta ayaa diyaar garowgii ugu dambeeyay ugu jira kulan muhiim ah oo ay galabta...

“Haa waan joojin karnaa” oo halkudhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida

“Haa waan joojin karnaa” oo halkudhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida

March 27, 2026
0

Mas’uuliyiin ka socday Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada  XFS,Ururka Dhaqaatirta iyo marti sharaf kale ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu talagalay...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In