Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la kulmay u qaabilsanaha arrimaha Ciidanka ee Dawladda Turkiga u jooga Soomaaliya’’Sawirro’’

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la kulmay u qaabilsanaha arrimaha Ciidanka ee Dawladda Turkiga u jooga Soomaaliya’’Sawirro’’
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya S/gaas Daahir Aadan Cilmi oo ay wehliyaan  Taliye ku-xiggeenka Ciidanka XDS iyo Taliye ku-xiggeenka Ciidanka Dhulka ayaa maanta la kulmay u qaabilsanaha arrimaha Ciidanka ee Dawladda Turkiga u jooga Soomaaliya G/sare Guray Al.

S/gaas Daahir Aadan Cilmi ayaa kornel guray kala hadlay dardar galinta tababarada ciidamada xoogga Dalka, maadaama  Dawladda Turkiga ay kaalin weyn ka qaadaneyso dib u dhiska Ciidamada qalabka sida.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa sheegay in dhawaan ay Dalka dib ugu soo laaban doonaan Saraakiil, iyo Askar tababar kusoo qaatay Dalkaasi Turkiga, kuwaasi oo tababaro kala duwan halkaasi kusoo qaatay.

Dawladda Turkiga oo kamid ah Dawladaha Soomaaliya ka caawiya tababarka Ciidamada qalabka sida ayaa dadaal xoogga ku bixineyso siddii kor looga qaadi lahaa Tababarada iyo  Dhismaha Ciidanka Xoogga Soomaaliya.

Previous Post

R/wasaare ku-xigeenka Dalka oo Guddoomiyay Shirka Horumarinta iyo Dib-u-dhiska Soomaaliya

Next Post

Cadnaan Cismaan Cilmi Boqore oo ku guuleystay Buuxinta kursi ka banaanaa Golaha Shacabka BJFS.

Next Post
Cadnaan Cismaan Cilmi Boqore oo ku guuleystay Buuxinta kursi ka banaanaa Golaha Shacabka  BJFS.

Cadnaan Cismaan Cilmi Boqore oo ku guuleystay Buuxinta kursi ka banaanaa Golaha Shacabka BJFS.

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In