Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha cusub ee ciidanka Guutada 27-aad ee Abuu Dujaana oo xilla la wareegay “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Taliyaha cusub ee ciidanka Guutada 27-aad ee Abuu Dujaana oo xilla la wareegay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliye ku-xigeenka ciidanka Dhulka Jeneraal Cabdullaahi Aaden Xusein (Ciiro) ayaa xilka u kala wareejiyay Taliyihii hore ee Ciidamada Guutada 27-aad ee Abuu Dujaana Gaashaanle Nuurdiin Xuseen Macalin iyo Taliyaha cusub ee Guutada 27-aad ee Abuu Dujaana Gaashaanle Maxamed Nuur Maxamed Cabdi oo dhawaan uu Taliska Xoogga Dalku u soo magacaabay Guutadaan.

Xil wareejinta oo ay isla soo dubarideen Guddiga xil wareejinta oo uu hogaaminayay Gaashaanle sare Yoonis Maxamed Cali oo ahaa Guddoomiyaha guddiga xil wareejinta guutada Abuu Dujaana ee Ciidanka Xoogga Dalka ayaa Taliye xigeenka la wadaagay shaqadii ay soo qabteen iyo tiro koobka, ciidanka Guutada, Hubka iyo Gaadiidka, taas oo lagu soo aruurshay Galka xil wareejinta.

Related posts

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026

Taliye ku-xigeenka Ciidanka Dhulka Jeneraal Cabdullaahi Aaden Xusein Ciro oo xil wareejinta ka dib la dardaarmay Taliyaha cusub iyo Saraakiisha la shaqeynaysa ayaa sheegay in looga fadhiyo xoojinta Dagaalka lagula jiro kooxda Khawaarijta oo ay door weyn ku leeyihiin Ciidamada Guutada 27-aad ee Abuu Dujaana.

Previous Post

Agaasimaha Guud ee Machadka Qaran ee dowladdaha Hoose oo xilka la wareegay

Next Post

Guddiga Gaarka ah ee Arrimaha Xabsiga Dhexe Xamar ee Golaha Shacabka oo Gaari Bas ah ku wareejiyay Taliyaha ciidanka Asluubta “SAWIRRO”

Next Post
Guddiga Gaarka ah ee Arrimaha Xabsiga Dhexe Xamar ee Golaha Shacabka oo Gaari Bas ah ku wareejiyay Taliyaha ciidanka Asluubta “SAWIRRO”

Guddiga Gaarka ah ee Arrimaha Xabsiga Dhexe Xamar ee Golaha Shacabka oo Gaari Bas ah ku wareejiyay Taliyaha ciidanka Asluubta “SAWIRRO”

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In