Wednesday, February 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha cusub ee saldhigga booliska Guriceel oo loo sameeyay kulan soo dhaween ah

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Al-Shabaab oo isaga baxay degaanno ka tirsan Galgaduud
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad lagu soo dhaweynayay Taliyaha booliska degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa soo qaban qaabiyay qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan degamda, waxa ayna soo dhaweeyeen magacaabista Taliyaha saldhigga degmada ee uu dhawaan soo magacaabay taliyaha booliska Soomaaliyeed.

Shacabka ka soo qaybgalay munasabadda ayaa bogaadiyay Taliyaha Saldhigga Gaashanle Daahir Faarax iyagoo sheegay in ay ku gacan sinayaan la shaqaynta booliska degmada

Related posts

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

February 18, 2026
Wasiirka Tamarta XFS oo qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda WFP

Wasiirka Tamarta XFS oo qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda WFP

February 18, 2026

Dhankakale munaasabadda waxaa goobjoog ka ahaaa Taliyaha saldhigga Degmada Matabaan Dhame Abdifitaax Fooneeye isaga oo kula dar darmay shacabka iyo taliyaha cusub inay yeeshan wada shaqayn dhaw.

Gaashanle Daahir Faarax Axmed Taliyha saldhigga booliska degmada Guriceel oo munasabadda ka hadlay ayaa sheegay hadii taliska booliska degmada uu arko qof abaabulaya isku dhac beleed lala tiigsan doono sharciga.

Taliye Daahir oo hadlkiisa siiwato ayaa ku nuux nuuxsaday in uu la dagalamayo waxyabaha maanka doriya oo si dhuumalaysi ah lagu soo galiyo gudaha Guriceel.

Ugu dambaytii munasabadda oo uu soo xiray Guddomiye ku-xigeenka Degmada Faarax Cabdi Macalin ayaa shegay in lala shaqeeyo laamaha ammaanka gaar ahaan booliska degmada Guriceel oo u diyaarsan inay u adeegaan bulshadooda.

Previous Post

Shirka 33-aad ee Madaxda Dowladaha Midowga Afrika oo Adis Ababa ka furmaya.

Next Post

Wafdi uu hogaaminaayo Wasiir Ku-xigeenka Maaliyadda Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyay Baydhabo

Next Post
Wafdi uu hogaaminaayo Wasiir Ku-xigeenka Maaliyadda Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyay Baydhabo

Wafdi uu hogaaminaayo Wasiir Ku-xigeenka Maaliyadda Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyay Baydhabo

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

February 18, 2026
0

Senator Xasan Iidow Muxumed Kobac ayaa deeq raashiin afur ah u qeybiyay qoysas danyar ah oo ku nool Gobolka Banaadir,...

Wasiirka Tamarta XFS oo qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda WFP

Wasiirka Tamarta XFS oo qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda WFP

February 18, 2026
0

Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdillahi Bidhan Warsame, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda...

Wasiirka Amniga XFS oo Safiirka Turkiga kala wareegay qalab ciidan

Wasiirka Amniga XFS oo Safiirka Turkiga kala wareegay qalab ciidan

February 18, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta si rasmi ah uga kala wareegay...

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray Shirka Warbaahinta iyo Xiriirka Dowladda oo lagu falanqeeyay xaaladda abaaraha

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray Shirka Warbaahinta iyo Xiriirka Dowladda oo lagu falanqeeyay xaaladda abaaraha

February 18, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo xiray Shirka Warbaahinta iyo Xiriirka Dowladda oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In