Tuesday, August 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha CXD oo tabbabar u furay cutubyo ka tirsan ciidanka ururka 60aad ee Ilaalada Madaxtoyada Qaranka “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Taliyaha CXD oo tabbabar u furay cutubyo ka tirsan ciidanka ururka 60aad ee Ilaalada Madaxtoyada Qaranka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha ciidanka Xoogga Dalka Jeneral Cabdiwali Jaamac Gorod oo ay wehliyaan Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka ayaa tabbabar u furay cutubyo ka tirsan ciidanka ururka 60aad ee xoogga dalka, kaasi oo socon doono muddo saddex bil ah.

Gashaanle Dhaxe Odowaa Yuusuf Raage Taliyaha ururka 60aad ee Ilaalada Madaxtoyada Soomaaliya oo ka hadlay munaasabadda ayaa ciidamada ugu baaqay in ay ka faa’iideestaan muddada uu socdo tababarka iyo waxyaabaha lagu baran doono

Related posts

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo lagu soo dhaweeyay Wiilka cusub ee dalka Mayerkanka ee Soomaaliya

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo lagu soo dhaweeyay Wiilka cusub ee dalka Mayerkanka ee Soomaaliya

August 24, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo dhiirigeliyay ardayda kaalimaha hore ka galayImtixaanka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo dhiirigeliyay ardayda kaalimaha hore ka galayImtixaanka

August 24, 2026

“Mudane Taliye waxaa halkaan taagan in ka badan 100 askari oo ka tirsan Ururka 60aad ee Ilaalada Madaxtooyada Qaranka waxaan ciidamada maanta loo furayo tababarka ugu baaqayaa in ay ka faa’iidestaan tababarka lasiin doono” ayuu yiri Gaashaanle Dhexe Odowaa.

Taliyaha ciidanka Xoogga Dalka Sareeyo Gaas Cabdiwali Jaamac Gorod ayaa ciidamada Xoogga dalka ugu digay in xilliga shaqada lagu guda jiro in ay isticmaalaan Muqaadaraadka.

“Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed daraagiska waaka xaaraan, wixii qaad cuna oo ka tirsan ciidanka Xoogga Dalka waan ka saareynaa  gaar ahaan kuwa ka tirsan Madaxtooyada Qaranka” ayuu yiri Taliyaha.

Sidoo kale Jeneraal Gorod ayaa sheegay in askarigii lagu helo isagoo iibsanayo hubka dowladda la horgeen doono Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida

“Waxaan kale oo aan digniin adag u dirayaa kuwa caadeestay in ay iibsadaan hubka iyo dareeska ciidanka qofkii lagu helo waxaan horgeyneynaa sharciga, isagoo muteysan doonna xabsi ciidan iyo in laga saaro ciidanka”ayuu hadalkiisa ku soo gabo gabeeyay taliyaha ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Previous Post

Dhaqanka dad qalatada ah ee Al-Shabaab Diinta Islmaanka raad kuma laha.

Next Post

Guddoomiye Tuulax “Waxaan u baahanahay Muqdisho oo ammaan ah” Dhageyso  

Next Post
Guddoomiye Tuulax “Waxaan u baahanahay Muqdisho oo ammaan ah” Dhageyso  

Guddoomiye Tuulax "Waxaan u baahanahay Muqdisho oo ammaan ah" Dhageyso  

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo lagu soo dhaweeyay Wiilka cusub ee dalka Mayerkanka ee Soomaaliya

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo lagu soo dhaweeyay Wiilka cusub ee dalka Mayerkanka ee Soomaaliya

August 24, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ku soo dhaweeyay...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo dhiirigeliyay ardayda kaalimaha hore ka galayImtixaanka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo dhiirigeliyay ardayda kaalimaha hore ka galayImtixaanka

August 24, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan dhiiragelin iyo bogaadin ah...

Wasiiru-Dowlaha Qoyska oo Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo carruurta agoonta ah

Wasiiru-Dowlaha Qoyska oo Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo carruurta agoonta ah

August 24, 2026
0

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee XFS, Maxamed Cismaan Nastaara, ayaa magaalada Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo tababar u soo xiray saraakiil ka tirsan XDS

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo tababar u soo xiray saraakiil ka tirsan XDS

August 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed, ayaa Muqdisho tababar ugu soo xiray saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In