Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha Hay”dda Sirdoonka iyo nabadsugidda Qaranka Soomaaliyeed oo tababar Dhuusa Mareeb ugu soo xiray Ciidamo Hay.ada ka tirsan .

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Taliyaha Hay”dda Sirdoonka iyo nabadsugidda Qaranka Soomaaliyeed oo tababar Dhuusa Mareeb ugu soo xiray Ciidamo Hay.ada ka tirsan .
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha Hay.adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka Soomaaliyeed Cabdiraxmaan Maxamed Tuuryare oo Maanta Gaaray Magaalada Dhuusa Mareeb Ee Xarunta Gobolka Galgaduud ayaa waxaa uu tababar u soo xiray Ciidamo ka tirsan Hay.adda oo dhawaanahaanba tababar uga socday Magaaladaas .

Taliyaha ayaa waxaa uu sheegay  in Ciidamada uu tababarka u soo xiray ay yihiin kuwii sugilahaa amaanka Gobolka Galgaduud isla markaana Cadawga ka Xoreyn lahaa Dhamaan Gobolada dalka isagoo ugu goodiyay Kooxda Argagixisada ah Ee Al shabaab in Dalka ay ka Ciribtiri doonaan.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026

Taliyaha ayaa Bulshada Gobolka Galgaduud ugu Baaqay  in Ciidamada amaanka ay la shaqeeyaan isla markaana ay kala qayb qaataan Ciribtirka Kooxda Argagixisada ah Ee Al shabaab oo horay dadka Deegaanku ay iskaga Dulqaadeeen waxaana Hadda Dhuusa mareeb ay ka mid tahay Magaalooyinka ugu amaanka Badan Gobolka Dalka Somalia.

Cabdi Raxmaan Maxamed Tuuryare ayaa waxaa uu sheegay in Kooxda Al shabaab ay Doonayaan in ay isku diraan  Shacabka Walaalaha ah “Ciidamo qalabkoodu u dhameystiran yahay oo aan  ugu talo galnay in ay amaanka Galgaduud iyo Mudug Sugaan ayaan idiin Keenay  adinkuna la shaqeeya Diyaaradihii Darooniskana waan soow adnaa oo Kooxaha Dhulka Howdka ah ku Baacsan doona”ayuu yiri Tuuryare

Previous Post

Dowlada Mareykanka oo Soo Dhaweysay Ansaxinta Wasiirada Cusub

Next Post

Hay.adda Culimada Soomaaliyeed ayaa soo dhaweysay ansixinta Xukuumadda Cusub

Next Post
Hay.adda Culimada Soomaaliyeed ayaa soo dhaweysay ansixinta Xukuumadda Cusub

Hay.adda Culimada Soomaaliyeed ayaa soo dhaweysay ansixinta Xukuumadda Cusub

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In