Sunday, March 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha Hey’adda Nabad Sugida Qaranka Oo Booqday Ceelasha Biyaha Dadka Shacabka Ahna Xogwareystay “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Taliyaha Hey’adda Nabad Sugida Qaranka Oo Booqday Ceelasha Biyaha Dadka Shacabka Ahna Xogwareystay  “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha Hey’adda Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka Gen C/raxmaan Maxamed Tuuryare ayaa maanta booqday Deegaanka Ceelasha biyaha ee Duleedka Muqdisho oo xalay howlagalo ammaanka lagu xaqiijinayo Ciidamada Ammaanka ay ka sameeyeen.

Taliyaha NISA oo u kuur galayay  xaaladaha ammaan ee ka jira deegaanka Ceelasha biyaha ayaa dadka shacabka ah ka xog wareysanayay xaalada la xiriira ammaanka iyo haddii ay jiraan caqabado ay tirsanayaan, taasi oo dadka deegaanka ay ku tilmaameen mid niyad wanaag ah oo ka turjumeyso sida Dowladaa ay ugu fikireyso ammaankooda.

Related posts

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo la kulmay wafdi ka socday Safaaradda Talyaaniga ee Soomaaliya

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo la kulmay wafdi ka socday Safaaradda Talyaaniga ee Soomaaliya

March 1, 2026
Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Ka Tacsiyeynaysa Geerida Danjire Axmed Cabdalla Maxamed

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Ka Tacsiyeynaysa Geerida Danjire Axmed Cabdalla Maxamed

March 1, 2026

Taliyaha Hey’adda Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka Gen C/raxmaan Maxamed Tuuryare ayaa intii uu ku sugnaa Deegaankaasi waxa uu booqday xaruumaha ganacsiga,xaafadaha ay ka koobantahay,hoteelada, Masaajido ku yaala Ceelasha, iyo meela kale, waxaana dadka uu kula kulmo uu u sharaxayay muhiimada ay leedahay in qof kasta uu ka shaqeeyo sugida amniga.

Mid ka mid ah masaajidada ku yaala deegaanka Ceelasha biyaha ayaa Taliyaha Hey’adda Nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka C/raxmaan Maxamed Tuuryare kula dukaday salaada casir jameecada masaajidka, iyadoo dadkii u cibaada tagay masaajidkaasi ay warbxin la xiriirta sida ay u ayidsanyihiin dar dargalinta sugida amniga siiyay, waxaana ay u balanqaadeen in si toos ah hey’adaha ammaanka ay kala shaqeynayaan xaqiijinta ammaanka.

Booqashada uu booqday maanta Taliyaha Hey’adda Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka Gen C/raxmaan Maxamed Tuuryare Deegaanka Ceelasha biyaha iyo ka xogwareysiga dadka shacabka ah amniga ayaa qeyb ka ah soo bandhigida amniga buuxa ee ka jira magaalada Muqdisho iyo deegaannada ku yaala duleedka caasimada.

vlcsnap-2015-06-05-18h53m08s27 vlcsnap-2015-06-05-18h53m40s120 vlcsnap-2015-06-05-18h54m11s143 vlcsnap-2015-06-05-19h06m16s203 vlcsnap-2015-06-05-19h07m09s252 vlcsnap-2015-06-05-19h07m23s117 vlcsnap-2015-06-05-19h08m01s250 vlcsnap-2015-06-05-19h08m23s219 vlcsnap-2015-06-05-19h08m36s95 vlcsnap-2015-06-05-19h08m58s53 vlcsnap-2015-06-05-19h09m55s117  vlcsnap-2015-06-05-19h11m09s95 vlcsnap-2015-06-05-19h12m10s158

Previous Post

Maanlinta Deegaanka Aduunka Oo Maanta Laga Xusay Xaafada Islii “Sawirro”

Next Post

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo la kulmay wafdi ka socday Safaaradda Talyaaniga ee Soomaaliya

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo la kulmay wafdi ka socday Safaaradda Talyaaniga ee Soomaaliya

March 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa kulan la qaatay u qeybsanaha Arrimaha Difaaca Safaaradda Talyaaniga ee...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Ka Tacsiyeynaysa Geerida Danjire Axmed Cabdalla Maxamed

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Ka Tacsiyeynaysa Geerida Danjire Axmed Cabdalla Maxamed

March 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa qoyska, ehelada, iyo...

Wasaaradda Gaadiidka XFS oo ka hadashay warar been abuur ah oo laga faafiyay howlaha Wasaaradda

March 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Rayidka ayaa beenisay warar ay ku tilmaantay kuwo been abuur ah oo la xiriira hakad...

Tartamayaasha Yaaqshiid oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Yaaqshiid oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 1, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In