Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha Hogaanka Howlgelinta CXD oo booqday degaanadii Al-shabaab laga xoreeyay dhawaan “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Taliyaha Hogaanka Howlgelinta CXD oo booqday degaanadii Al-shabaab laga xoreeyay dhawaan “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi uu hogaaminayo taliyaha howlgalinta ciidanka xoogga dalka Jeneraal Maxamed  Sheekh Madoowe  ayaa booqday degaanada Jubboyinka ee dhawaan laga xoreeyay maleyshiyada Nabadiidka Al-Shabaab

Saraakiisha ciidanka Xoogga dalka ayaa booqday degaanada kala ah Baar Sanguuni, kaban iyo tuulo hoos tagta Degmada Jamaame, iyagoo u kuur galay amniga deegaanada lagala wareegay maleeshiyada Al-Shabaab.

Related posts

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026

Taliyaha qeybta 43Aad ee ciidanka Xoogga Dalka Jeneral Ismaaciil Saxardiid  ayaa ugu warbixiyay Taliyaha hogaanka howlgelinta Ciidanka goobaha ciidamada Xoogga dalka ay ka xoreeyeen Nabadiidka Al-Shabaab.

Jeneral Maxamed  Sheekh Madoowe Taliyaha hogaanka howlgalinta ciidanka Xoogga dalka waxa uu duleedka degaanka Kaban uu kula hadlay cutubyo ka tirsan ciidanka Xoogga dalka, isagoo sheegay in loo diyaar garoobay dagaalka ka dhanka ah Nabadiidka Al-Shabaab

Taliyaha hogaanka howlgalinta ciidanka xoogga dalka ayaa ciidamada Xoogga Dalka ay fulinayaan howlgalada xureeynta dalka ka dalbaday in ay shacabka u naxaan isla markaasina ay ku wargaliyaan in ay yihiin ciidan qaran.

Previous Post

Tartamayaasha Degmada Warta Nabadda oo markii saddexaad oo xiriir ah u soo gudbay wareegga ugu dambeeya ee tartanka “SAWIRRO”

Next Post

Shirka Sanadlaha Ee Xirirka Qarada Afrika Oo Ka Dhacay Dalka Ruushka Iyo Xirirka Kubada Cagta Soomaaliya Oo Qayb Weyn Ka Qaatay

Next Post
Shirka Sanadlaha Ee Xirirka Qarada Afrika Oo Ka Dhacay Dalka Ruushka Iyo Xirirka Kubada Cagta Soomaaliya Oo Qayb Weyn Ka Qaatay

Shirka Sanadlaha Ee Xirirka Qarada Afrika Oo Ka Dhacay Dalka Ruushka Iyo Xirirka Kubada Cagta Soomaaliya Oo Qayb Weyn Ka Qaatay

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

October 15, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In