Thursday, October 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Shirka Sanadlaha Ee Xirirka Qarada Afrika Oo Ka Dhacay Dalka Ruushka Iyo Xirirka Kubada Cagta Soomaaliya Oo Qayb Weyn Ka Qaatay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
Shirka Sanadlaha Ee Xirirka Qarada Afrika Oo Ka Dhacay Dalka Ruushka Iyo Xirirka Kubada Cagta Soomaaliya Oo Qayb Weyn Ka Qaatay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

October 15, 2026
Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

October 15, 2026
 
Madaxwaynaha xiriirka kubadda cagta Soomaaliya Cabdi Qani Siciid Carab iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa la kulmay
Madaxwaynaha kubadda cagta adduunka ee FIFA Gianni Infantino ayadoo uu ku amaanay Infantino Madaxweyne Cabdi Qani iyo Ku xigeenadiisa shaqada adag ay ka haayan Soomaaliya iyo Horumarka ay Soomaaliya dhalinyaradeeda ay ka gaaren kubada cagta ayadoo kuwii ugu danbeyay wacdaro ay ka soo dhigeen koobkii bariga bartamaha qarada afrika ee 17-Jirada waxaana Madaxweyne Infantino uu u balan qaaday Xirirka kubada Cagta Soomaaliya in Mashaaqiic horumariineed Fifa ay ka Fulin doonto Gudaha Soomaaliya dhowaan.
Fifa ayaa Soomaaliya ka fulisay dhowr Mashaariic oo Soomaaliya Muhiim u ahaa ayadoo uu ugu horeyay barnamijkii Grassroot-ka ahaa oo fifa soomaaliya ka fulisay sanadkii 2013 waana markii ugu horeyay oo Soomaaliya ay ka fuliso mashaaqiic nuucas oo kale mudo sodon sano kadib ah.
Madaxweyne Cabdi Saciid Carab iyo Wafdigiisa ayaa sidoo kale waxay ka qayb galeen hirkii sanadlaha xiriirka kubadda cagta qaaradda Afrika ayaa ka qabsoomay Crown Plaza magaalada Moscow ee dalka Ruushka .Congres-ka CA F waxaa door wayn ka qaatay dalkeena oo ay ku sugnaayeen C/qani Saciid Carab oo ah guddoomiye xiriirka kubadda cagta Soomaaliya ahna xubin ka tirsan FIFA, Guddoomiye ku xigeenka Xiriirka Kubada Cagta Soomaaliya Mudane Cali Shiine, iyo Cali siciid oo ah Ku xigeenka xoghayaha xiriirka ahna macalin FIFA ee dhanka garsoorka.
Shirka ayaa waxaa guddoominayay Ahmad Ahmad oo ah guddoomiyaha CAF,waxaana goobta ku sugnaa madaxwaynaha FIFA Gianni Infantino oo qudbad kulahaa Sida la sheegay kullanka ayaa diiradda lagu saaray sidii loo garabsiin lahaa Morocco oo marti gallinta koobka adduunka kula tartamaysa Waqooyiga Ameerika oo ka kooban U.S.A, Canada iyo Mexico oo hal dhinac ah.Sidoo kale Congress-ka ayaa lagu soo bandhigay wax yaabihii qabsoomay iyo qorshaha soo aadan ee la doonayo in la dar dar galiyo guud ahaan kubadda cagta Afrika,
Xidigii hore ee reer Sengal iyo kooxda Liverpool El Hadji Diouf ayaa kullan sanadeedka qayb ka ahaa isagoo u doodayay in Morocco lagu marti galiyo koobka adduunka.
 
Previous Post

Taliyaha Hogaanka Howlgelinta CXD oo booqday degaanadii Al-shabaab laga xoreeyay dhawaan “SAWIRRO”

Next Post

Tartamayaasha Degmada Kismaayo oo u soo gudbay wareegga ugu dambeeya ee tartanka “SAWIRRO”

Next Post
Tartamayaasha Degmada Kismaayo oo u soo gudbay wareegga ugu dambeeya ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Kismaayo oo u soo gudbay wareegga ugu dambeeya ee tartanka "SAWIRRO"

𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

October 15, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda...

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

October 15, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashada xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS iyo tan madaxweynaha...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Qaran...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

October 12, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In