Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha Laanta Socodaalka oo tagay Magaalada Cadaado.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Taliyaha Laanta Socodaalka oo tagay Magaalada Cadaado.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha Dawladda Federaalka Soomaaliya G/dhexe Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) ayaa maanta booqasho ku tagay magaalada Cadaao.

Taliyaha ayaa kormeeray qaybta socdaalka ee Airporka Magaalada degmada Cadaado, waxaana kadib  uu kulan la qaatay  Madaxwayne ku xigeenka Dawlad Goboleedka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi oo Xafiiskiisa ku soo dhaweeyay.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Taliyaha Laanta socdaalka iyo jinsiyadaha dawlada Federaalka Soomaaliya G/dhexe Maxamed Aaden Jimcaale (Koofi) ayaa sheegay in safarkiisa Cadaado uu la xiriiro  hormarinta hawlaha shaqo Laanta Socdaalku qabato.

Madaxwayne ku xigeenka Dawlad Goboleedka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi ayaa isna sheegay in isku xirka hawlaha Garoomada Diyaaradaha iyo hormarinta Laamaha Socdaalka iyo jinsiyaduhu ay qayb ka qaadan karto Xaqiiinta Amniga guud ahaan dalka.

Taliyaha Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha Dawladda Federaalka Soomaaliya G/dhexe Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha ee Cadaado ku soo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan Dawlad Goboleedka Galmudug.

Previous Post

Ciidamada Ruushka ayaa aqbalay xabad joojin ku meel gaar ah oo ka dhaqangasho magaalada xalab ee dalkaasi suuriya.

Next Post

Ciidamada Ammaanka oo gacanta ku dhigay laba dhagar qabe oo toogasho ku dilay Nin Nabadoon ah(Sawirro)

Next Post
Ciidamada Ammaanka oo gacanta ku dhigay laba dhagar qabe oo toogasho ku dilay Nin Nabadoon ah(Sawirro)

Ciidamada Ammaanka oo gacanta ku dhigay laba dhagar qabe oo toogasho ku dilay Nin Nabadoon ah(Sawirro)

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In