Saturday, March 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha qaybta 21-aad ee Ciidanka XDS oo Kormeeray xeryaha Galkacyo+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Taliyaha qaybta 21-aad ee Ciidanka XDS oo Kormeeray xeryaha Galkacyo+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha qeybta 21aad ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Genaral Cabdi Axmed Faadaco  oo ay wehliyaan Saraakiil ka tirsan kuwa CXDS ayaa maanta kormeer ku tagay qaar ka mida xeryaha ciidamada ee ku
yaala magaalada Galkacyo ee xarunta Gobalka mudug.

Taliyaha iyo saraakiisha la socotay ayaa ugu horreyn kormeerkooda ku tagay xerada ciidamada qeybta 21aad  xoogga dalka soomaaliyeed ee ku taala magaalada galkacyo halkaasi oo ay ku sugnaayeen cutubyo ka tirsan CXDS kuwaasi oo horay u ahaa ciidamada daraawiishta Galmudug balse haatan si rasmi ah uga mid noqday CXDS gaar ahaan kuwa qeybta 21aad ee Xoogga dalka soomaaliyeed, waxaana taliyuhu uu halkaasi warbixino uga dhageeysteen saraakiishii ciidamada ee xerada ku sugnaa kuwaasoo ugu warbixiyay xaalada guud ee ciidanka

Related posts

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 14, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo Qaadaysa Tallaabo Muhiim ah oo ay Kaga Mid Noqonayso Silsiladaha Caalamiga ah ee Macdanta Muhiimka ah

March 13, 2026

Taliyaha Qeybta 21aad ee ciidanka xoogga dalka oo la hadlay ciidamada ayaa waxa uu sheegay in wax badan laga qaban doono baahiyada ay soo gudbiyeen saraakiisha ciidanku isagoo dhanka kalana sheegay in salaan iyo hambalyo ku aadan guushii ay ka gaareen dagaalkii ay la galeen argagixisada al shabaab uu uga wado madaxweynaha dalka xasan sheikh maxamuud wasiirka gaashaandhiga iyo taliyaha CXD Soomaaliyeed.

Taliyaha qeybta 21aad ayaa sidoo kale waxaa ka mid ahaa meelaha uu kormeerka ku tagay ka mid ahaa xabsiga magaalada Galkacyo halkaasi oo ay ku xiran yihiin ilaa iyo 110 maxbuus oo ka tirsanaa maleeshiyaadkii
shabaab ee ciidamada Galmudug ay kusoo qabteen dagaalada waxaana taliyuhu intii uu ku guda jiray kormeerkiisa xabsiga uu warbixino ka dhageeystay. Saraakiisha ciidanka booliska ee xabsigaasi gacanta ku haya.  1 (6)   1 (9) 1 (13) 1 (14) 1 (15) 1 (16) 1 (18) 1 (19)

Sawir Qaade Wariye C/risaaq Maxamed Axmed (Galkacyo)

Previous Post

Wasiirada Arrimaha gudaha iyo amniga oo kormeer howleed ku tegay Buulo burte “SAWIRRO”

Next Post

DAAWO SAWIRRADA TALIYAHA CIIDANKA BOOLISKA OO SIMINAAR U SOO XIRAY SARAAKIIL

Next Post
DAAWO SAWIRRADA TALIYAHA CIIDANKA BOOLISKA OO SIMINAAR U SOO XIRAY SARAAKIIL

DAAWO SAWIRRADA TALIYAHA CIIDANKA BOOLISKA OO SIMINAAR U SOO XIRAY SARAAKIIL

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 14, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo Qaadaysa Tallaabo Muhiim ah oo ay Kaga Mid Noqonayso Silsiladaha Caalamiga ah ee Macdanta Muhiimka ah

March 13, 2026
0

Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyada oo loo marayo Wasaaradda Batroolka iyo Khayraadka Macdanta, ayaa saxiixday Heshiis Is-afgarad (MoU) oo ku saabsan...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo khadka telefonka kula hadlay dhiggiisa Dalka Qatar

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo khadka telefonka kula hadlay dhiggiisa Dalka Qatar

March 13, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa khadka taleefanka kula hadlay Ku-xigeenka Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka...

Wasiirka Xuquuqul Insaanka XFS oo Geneva ku guddoomisay kulan looga hadlayay Horumarinta Xuquuqda Aadanaha

Wasiirka Xuquuqul Insaanka XFS oo Geneva ku guddoomisay kulan looga hadlayay Horumarinta Xuquuqda Aadanaha

March 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Geneva ee dalka Switzerland...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In