Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

DHAGEYSO: Taliyaha Xabsiga Dhexe ee Xamar oo ka hadalay xaalada Xabsiga

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
DHAGEYSO: Taliyaha Xabsiga Dhexe ee Xamar oo ka hadalay xaalada Xabsiga
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha xabsiga dhexe ee Magaalada Muqdisho Aadan Xuseen Kulmiye ayaa faah faahin ka bixiyay  xalada xabsiga dhexe ee Muqdisho.

wareeysi u siyay Radio Muqdisho waxan u sheegay in uu ku dhintay gudaha xabsiga mid kamid ah maxabiista ku jirta xabsiga dhexe  ee Xamar, ka dib markii ay ku murmeen maxbus kale  gudaha xabsiga dhexe ee Xamar.

Related posts

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026

ayaado ay kentay muraanka  dhexe maray  labada maxbus oo ka dhashay ciyaar kubaada cagta oo ay ku cayaaryen labada maxbus mid ka mid ah ayaa ka carooday ciyaartasi kadibana halkasi ku dilay maxbuska dhintay ,waxana hada u ku jira gacanta taliska xabsiga dhexe maxbuska geystay dilka.

sido kalan waxa usheegay in ay  tahay xiligu ugu wanaagsan ee soo maray xabsiga dhexe ee Xamar .

Halkan ka Dhageyso codka  Taliyaha Xabsiga dhexe ee Xamar

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/01/wareysii-Taliha-Xabsiga-dhexe.MP3-kkkkk.mp3
Previous Post

Dhageyso; Warka Subax ee Radio Muqdhiso

Next Post

Goddoomiye Jawaari oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Turkiga

Next Post
Goddoomiye Jawaari oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Turkiga

Goddoomiye Jawaari oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Turkiga

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim...

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
0

Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee  Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In