Friday, September 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyayaal Ciidan oo maanta booqday dugsiga booliska ee Genaraal Kaahiye+SAWIRRO

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Taliyayaal Ciidan oo maanta booqday dugsiga booliska ee Genaraal Kaahiye+SAWIRRO
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaasha ciidamada Asluubta Bada iyo Cirka ayaa maanta booqdey dugsiga tababarka ee Generaal kaahiye oo tababar ugu socdo ciidamo ka tirsan booliska waxaana gudaha dugsiga tababarka Generaal kaahiye kusoo dhaweeyay Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliya saraakiil ka tirsan ciidanka booliska.

Kooxda fanaaniita ciidanka booliska ee heegaan ayaa goobta kusoo bandhigey sugaan ka turjumeysa sidii ay iskula shaqeyn lahayeen ciidamada qalabka sida

Related posts

๐‘๐š’๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ ๐๐ก๐š๐ฐ๐š๐š๐ช๐š๐ฒ ๐ก๐ข๐ซ๐ ๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ก๐š๐ง๐ง๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐ญ๐š๐ซ๐ญ๐š๐ง๐ค๐š ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐จ๐จ๐ซ-๐ฌ๐จ๐จ๐œ๐š๐ฌ๐ก๐จ

September 17, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo ka qeybgalay shirka u diyaar-garowga El Niรฑo ee Geeska Afrika

Guddoomiyaha SoDMA oo ka qeybgalay shirka u diyaar-garowga El Niรฑo ee Geeska Afrika

September 17, 2026

Taliyaha Ciidanka Cirka Sareeyo guudto Maxamuud sh Ali dable baylood oo ku hadlayay magaca taliyaha ciidanka Xoogga dalkaย  ayaa sheegey in ciidanka booliskaย  Soomaaliya uu yahay hooyada dalka isla markaana ku tilaabsaday horumar la taaban karo ay ciidamada booliska ay gaareen

โ€˜โ€™Anigoo ku hadlaya magaca taliyaha ciidamada xoogga Dalka Soomaaliya S/Gaasย  Maxamed Aadan Ahmed waxaa halkaan ka cadeeynayaa in ciidanka Booliska soomaaliya uu gaarey horumar weyn madaamada ciidamada booliska soomaaliya ay soo mareen mar Xalaado kala duwan balse ay hada kasoo kabsadeen โ€˜โ€™โ€™โ€™

S/Gaas Bashiir Maxamed Jaamac Bashiir Goobe Taliyaha ciidanka Asluubta ayaa waxaa uu u balan qaadey ciidamada tababarka ugu socdo dugsiga Generaal kaahiye inoo keeni doono ku dhawaad Boqol kori oo ah kuwa lagu tababaro ciidamadaย  iyo Kuraas iyo miisas wax lagu baro ciidamada dhibowga ku jira

ย โ€˜โ€™Taliska Ciidanka Asluubta waxa ay soo saaraan qoryaha lagu tababaro ciidamada waxaan ku deeqeynaa dugsiga tababarka general kaahiye oo ay kasocdaan tababaro kala duwan waxaan ku deeqeynaa qoryo lagu tababaro iyo miisas kuraas ah oo wax lagu baroโ€™โ€™โ€™

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya S/Gaas Maxamed Sh Xasan Xaamuud waxa uu sheegey taliska ciidanka booliska Soomaaliya uu wado dadaalo lagu hormarinayo Aqoonta iyo tababarada ciidanka booliska isagoona sheegey in ay kor dhiyeen siminaarada iyo tabarada ciidanka booliska soomaaliya

โ€˜โ€™Waxaan Wadnaa dadaalo aan ku hor marineyno tayeenta iyo aqoonta ciidamada booliska soomaaliya waxaana rajeyneynaa in aan gaarsiino booliska caalamka sida ay u shaqeyaan waxaa tababar kala duwan u qabaney saraakiilsha dableyda ciidanka booliska soomaaliyaโ€™โ€™โ€™

waa markii ugu horeysey oo ay ka qeybย  galaan sareeyaal ka tirsan ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed iyo Asluubta kulan kaas oo ahaa mid lagu dhiiragaliyo todobaad walba

BH0A1376 BH0A1377 BH0A1378 BH0A1379 BH0A1382 BH0A1383 ย BH0A1386 BH0A1395 BH0A1396 BH0A1398 BH0A1402 BH0A1403 BH0A1408 BH0A1413 BH0A1416 BH0A1431 BH0A1433 BH0A1434 BH0A1438 BH0A1440

Previous Post

GalMudug: aad baan uga xun nahay 3-dii ruuxdii ee shalay lagu dilay xadka Ethiopia

Next Post

Mareykanka oo ka hadlay weerar lagu dilay maleeshiyaad ka tirsana Shabaab

Next Post
Mareykanka oo ka hadlay weerar lagu dilay maleeshiyaad ka tirsana Shabaab

Mareykanka oo ka hadlay weerar lagu dilay maleeshiyaad ka tirsana Shabaab

๐‘๐š’๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ ๐๐ก๐š๐ฐ๐š๐š๐ช๐š๐ฒ ๐ก๐ข๐ซ๐ ๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ก๐š๐ง๐ง๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐ญ๐š๐ซ๐ญ๐š๐ง๐ค๐š ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐จ๐จ๐ซ-๐ฌ๐จ๐จ๐œ๐š๐ฌ๐ก๐จ

๐‘๐š’๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ ๐๐ก๐š๐ฐ๐š๐š๐ช๐š๐ฒ ๐ก๐ข๐ซ๐ ๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ก๐š๐ง๐ง๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐ญ๐š๐ซ๐ญ๐š๐ง๐ค๐š ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐จ๐จ๐ซ-๐ฌ๐จ๐จ๐œ๐š๐ฌ๐ก๐จ

September 17, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, Isaga oo ka duulaya Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Qodobka 161aad...

Guddoomiyaha SoDMA oo ka qeybgalay shirka u diyaar-garowga El Niรฑo ee Geeska Afrika

Guddoomiyaha SoDMA oo ka qeybgalay shirka u diyaar-garowga El Niรฑo ee Geeska Afrika

September 17, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qaybgalay Shir Heerkiisu...

Wasiirka Qoyska XFS & Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka oo isku raacay wada-shaqeynta labada dhinac

Wasiirka Qoyska XFS & Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka oo isku raacay wada-shaqeynta labada dhinac

September 16, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed iyo Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Mudane Cabdikariin...

Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha  labada dal

Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha labada dal

September 16, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u qaabilsan UNEP iyo UN-Habitat, Mudane...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In