Friday, October 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliye ku xigeenka Booliiska oo maanta kormeeray saldhigga booliiska degmada Beledweyne

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Taliye ku xigeenka Booliiska oo maanta kormeeray saldhigga booliiska degmada Beledweyne
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliye ku xigeenka ciidanka booliska Soomaliyee  Jeneraal  Muqtaar Xuseen Afrax  oo uu wehliyo gudoomiyaha gobolka Hiiraan  ayaa maanta kormeer ku tagay  saldhigga booliska  degmada Beledweyn.

Jeneraal Muqtaar Xuseen Afrax ayaa  la kulmay saraakiisha iyo ciidanka saldhigga booliiska Beledweyne,  isagoo ka dhageystay warbixin ku aaddan duruufaha kala duwan ee ay ku shaqeeyaan iyo baahiyaha ka jira Saldhigga.

Related posts

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

October 15, 2026

Taliye ku xigeenka Booliiska Soomaaliya ayaa sheegay in wax badan laga qaban doono  baahiyaha  ay soo gudbiyeen, isagoo dhinaca kale tilmaamay in lagama maarmaan ay tahay in ciidamadku bartaan qorista farta Soomaaliga si ay u qabtaan shaqo hufan oo waxtar leh.

“waxaan ka warqabaa in ciidanka uusan helin  garaam,   waxaan ka warqabaa in dareeskan ay Jabuuti na siisay,  ragga qaarkood iyaga ayaa isa soo dabaray,   astaanta booliska nin walba asaa raadsaday  si dowlad nimada halkaas leysaga yimaado,  bishii 8 aad ee sanadkan taliyaha booliska waxa uu soo saaray  wareegto  aheed  in kormeere 3 aad iyo dable  ay bartaan qorista afka Soomaliga iyo xisaabaadka aas aasiga ah  1-da  Disembar  waxaa la qaadayaa imtixaan  ninkii ku dhoco ciidanka booliska kamid   ma ahaan doono,  sababtoo ah baabuur ayaa meshaas  dad ku dar daray  ma aqri kartid  taargadiisa  wuu iska dhaqaaqay,   dambiyaa dhacay saacadow dhacay goobta uu ka dhacay in uu qoraa laga rabaa askariga booliska ah” ayuu yiri Jeneraal Muqtaar.

Gudoomiya  maamulka gobolka Hiiraan  Cabdi fitaah  Xasan Afrax ayaa bogaadiyay  dadaalada ciidanka booliska Soomaliyeed ay ka wadaan gobolka Hiiraann,   waxaa uuna  sheegay in maamulka goblka Hiiraan uu ka soo bixi doono wax kasta oo ay ku caawinayo ciidanka booliska  Soomaliyeed ee ku sugan gobolka Hiiraan.

Mudooyinkii la soo dhaaafay ayaa saraakiisha ciidanka booliska Soomliyeed waxaa  ay wadeen qorshe kor  loogu qaadayo   tayada ciidanka booliska  waxaana  ay dib uhowgaliyeen  saldhigyadii ciidanka booliska ee ku yaalay   gobolada dalka.

Previous Post

Danjiraha cusub ee dowladda Soomaaliya u magacawday South Africa oo xilka la wareegay+Sawirro

Next Post

Daawo Sawirrada: Bilicda iyo horumarka magaalada Baydhabo

Next Post
Daawo Sawirrada: Bilicda iyo horumarka magaalada Baydhabo

Daawo Sawirrada: Bilicda iyo horumarka magaalada Baydhabo

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

October 15, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda...

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

October 15, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashada xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS iyo tan madaxweynaha...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Qaran...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In