Thursday, October 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliye ku-xigeenka ciidanka booliska oo kormeeray goobo wax lagu baro askar “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Taliye ku-xigeenka ciidanka booliska oo kormeeray goobo wax lagu baro askar “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliye ku xigeenka ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Jeneraal Muqtaar Xuseen Afrax ayaa maanta kormeer ku tagay goobaha ay wax ku bartaan ciidanka booliiska kuwooda an aqoonin qorista iyo aqrinta farta Soomaaliga.

Ujeeddada kormeerka taliye ku xigeenka ciidanka booliiska ayaa aheyd u kuurgelidda xaaladda waxbarasho ee ciidanka booliiska Soomaaliyeed,  kuwooda la barayo qorista iyo aqrinta farta Soomaaliga.

Related posts

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026

Taliye ku xigeenka ayaa ku boorriyay ciidamada wax lagu barayay goobaha uu kormeeray iney ku dadaalaan barashada qorista iyo aqrinta farta Soomaaliga, taasoo uu tilmaamay in ay u fududeeyn doonto gudashada howlahooda shaqo.

Taliska ciidanka booliiska Soomaaliya ayaa dhowaan billaabay qorshe sare loogu aadayo aqoonta ciidanka booliiska Soomaaliyeed.

vlcsnap-2015-08-10-12h42m36s196 vlcsnap-2015-08-10-12h42m41s254 vlcsnap-2015-08-10-12h42m46s48 vlcsnap-2015-08-10-12h42m53s111 vlcsnap-2015-08-10-12h42m58s163 vlcsnap-2015-08-10-12h43m02s207 vlcsnap-2015-08-10-12h43m08s13 vlcsnap-2015-08-10-12h43m12s53  vlcsnap-2015-08-10-12h43m30s224 vlcsnap-2015-08-10-12h43m38s56 vlcsnap-2015-08-10-12h43m49s165 vlcsnap-2015-08-10-12h43m52s192 vlcsnap-2015-08-10-12h43m57s247 vlcsnap-2015-08-10-12h44m12s133 vlcsnap-2015-08-10-12h44m14s156 vlcsnap-2015-08-10-12h44m18s201 vlcsnap-2015-08-10-12h44m29s52 vlcsnap-2015-08-10-12h44m48s237 vlcsnap-2015-08-10-12h44m53s33 vlcsnap-2015-08-10-12h45m06s161 vlcsnap-2015-08-10-12h45m31s161 vlcsnap-2015-08-10-12h45m46s52 vlcsnap-2015-08-10-12h45m53s125 vlcsnap-2015-08-10-12h46m04s234 vlcsnap-2015-08-10-12h46m15s85 vlcsnap-2015-08-10-12h46m21s142  vlcsnap-2015-08-10-12h46m29s227 vlcsnap-2015-08-10-12h46m42s97 vlcsnap-2015-08-10-12h46m49s170 vlcsnap-2015-08-10-12h47m32s84 vlcsnap-2015-08-10-12h47m57s83 vlcsnap-2015-08-10-12h48m03s143  vlcsnap-2015-08-10-12h48m13s243 vlcsnap-2015-08-10-12h48m28s132 vlcsnap-2015-08-10-12h48m41s12 vlcsnap-2015-08-10-12h48m48s82 vlcsnap-2015-08-10-12h48m55s148 vlcsnap-2015-08-10-12h49m01s206 vlcsnap-2015-08-10-12h49m06s7 vlcsnap-2015-08-10-12h49m17s110 vlcsnap-2015-08-10-12h49m22s163 vlcsnap-2015-08-10-12h49m27s213 vlcsnap-2015-08-10-12h49m40s90 vlcsnap-2015-08-10-12h50m34s118 vlcsnap-2015-08-10-12h50m48s4 vlcsnap-2015-08-10-12h51m29s153 vlcsnap-2015-08-10-12h51m41s17 vlcsnap-2015-08-10-12h51m47s79 vlcsnap-2015-08-10-12h51m54s153  vlcsnap-2015-08-10-12h52m17s121 vlcsnap-2015-08-10-12h52m43s124 vlcsnap-2015-08-10-12h52m52s212 vlcsnap-2015-08-10-12h53m10s138 vlcsnap-2015-08-10-12h53m30s82 vlcsnap-2015-08-10-12h55m05s9 vlcsnap-2015-08-10-12h55m09s46 vlcsnap-2015-08-10-12h55m40s104

 

Previous Post

Ciidamada ammaanka oo gaari qarax siday ku fashiliyay deegaanka Buqaqble

Next Post

Dhageyso warka duhur ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhageyso warka duhur ee Radio Muqdisho

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

October 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa qasriga Madaxtooyada Qaranka warqadaha aqoonsiga safiirnimo kaga guddoomay Danjireyaasha cusub ee...

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta qaabilay Safiirka cusub ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In