Monday, February 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliye ku-xigeenka Ciidanka Lugta oo kormeeray Xereda Ciidamada ee Shahiid Cali-Naasir 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
2 years ago
in Wararka
0
Taliye ku-xigeenka Ciidanka Lugta oo kormeeray Xereda Ciidamada ee Shahiid Cali-Naasir 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Lugta Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdulaahi Aden Xuseen Ciro oo ay wehliyaan Guddiga Difaaca Koonfurta Gobolka Mudug, Maamulka Degmada Wisil iyo Culimaa’diinka degaanka oo kormeeray Cutubyo ka tirsan Ciidamada kuwaas oo Tabarbar ugu socdo Xereda Tababarka ee Shahiid Cali-Naasir.

Taliyaha, ayaa Waxaa Xereda kusoo dhaweeyay Saraakiisha gacanta ku hayaan Ciidankaan ku biiraya Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Deegaanka ee u taagan Dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo xurunta Hay’adda ku qaabbilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda Cuntada Adduunka

Guddoomiyaha SoDMA oo xurunta Hay’adda ku qaabbilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda Cuntada Adduunka

February 23, 2026
Madaxweynaha JFS oo markale cafis u fidiyay dhallinyarada la qalday ee ka tirsan Khawaarijta

Madaxweynaha JFS oo markale cafis u fidiyay dhallinyarada la qalday ee ka tirsan Khawaarijta

February 23, 2026

Saraakiisha iyo Guddiga Difaaca, ayaa Taliyaha warbixin ka siiyay Ciidanka iyo qorshaha Dagaal ee ka socda Koonfurta Gobolka Mudug ” Ciidankaan waa kuwo u diyaar ah inay naftooda u hurraan, Dalkoodo,Dadkooda,Iyo diintooda”.

Generaal Cabdulaahi Aden Xuseen Ciro Taliye ku-xigeenka Ciidanka lugta, ayaa ku amaanay Cutubyadaan Ciidankaa ee Tababarka ku qaadanaya Xereda Shahiid Cali -Naasir ee Duleedka Wisil, ” Waxaad tihiin kuwii Soomaali oo dhan ka xurreeyn lahaa cadowga khawaarijta ah,Ee meelaha qaar ku dhuumaalaysanaayo wili”.

Previous Post

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo saxiixay deyn laga cafinaayo Soomaaliya oo dhan 1.2 Bilyan

Next Post

Maxkamadda Rafcaanka G/Banaadir oo xukuno  ku riday mas’uuliyiin loo heestay Musuq-maasuq 

Next Post
Maxkamadda Rafcaanka G/Banaadir oo xukuno  ku riday mas’uuliyiin loo heestay Musuq-maasuq 

Maxkamadda Rafcaanka G/Banaadir oo xukuno  ku riday mas'uuliyiin loo heestay Musuq-maasuq 

Guddoomiyaha SoDMA oo xurunta Hay’adda ku qaabbilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda Cuntada Adduunka

Guddoomiyaha SoDMA oo xurunta Hay’adda ku qaabbilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda Cuntada Adduunka

February 23, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xarunta hay’adda ku qaabbilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda...

Madaxweynaha JFS oo markale cafis u fidiyay dhallinyarada la qalday ee ka tirsan Khawaarijta

Madaxweynaha JFS oo markale cafis u fidiyay dhallinyarada la qalday ee ka tirsan Khawaarijta

February 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa fadliga bisha Ramadaan awgiis, markale cafis u fidiyay dhallinyarada la qalday...

Soomaaliya oo cambaareysay weerarrada argagixiso ee ka dhacay Gobolka Zamfara, Nigeria.

Soomaaliya oo cambaareysay weerarrada argagixiso ee ka dhacay Gobolka Zamfara, Nigeria.

February 23, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si kulul u cambaareyneysaa weerarrada argagixiso ee ka dhacay Gobolka Zamfara ee waqooyi-galbeed dalka Nigeria, kuwaas...

Degmada Gubadley oo u gudubtay wareega labaad ee tartan cilmiyeedka warbaahinta Qaranka

Degmada Gubadley oo u gudubtay wareega labaad ee tartan cilmiyeedka warbaahinta Qaranka

February 23, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii lix iyo tobnaad, isla markaana ay qabanayso Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed, ayaa si toos...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In