Wednesday, July 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliye Odowaa Oo Kormeeray Deegaanka Xawaadley Ee Gobolka Shabeelaha Dhexe

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Taliye Odowaa Oo Kormeeray Deegaanka Xawaadley Ee Gobolka Shabeelaha Dhexe
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Sareeyo Guuto Odowaa Yuusuf Raage ayaa kormeer shaqo ku tegay deegaanka Xawaadlay ee Gobalka Shabeelaya dhexe oo dhawaan  laga xureeyey  maleeshiyada Al-Shabaab.

Taliyaha Ciidanka ayaa ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ee ku sugan deeganka Xawaadleey ku booriyey difaaca shacabka isla markaan saraakiisha iyo askarta kula dar-daarmay joogtaynta howlgalada ka dhanka kooxda Al-Shabaab

Related posts

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Boqortooyada Urdun

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Boqortooyada Urdun

July 15, 2026
Madaxweynaha JFS oo saxiixay buugga tacsida Imaam Maxamed Yuusuf Cali

Madaxweynaha JFS oo saxiixay buugga tacsida Imaam Maxamed Yuusuf Cali

July 15, 2026

Deegaanka Xawaadleey ayaa waxaa ku taalo buundo taas oo argagixisada iskaga kala gudbi jireen gobollada dhexe iyo gobollada koofuree

Previous Post

Ciidanka Xoogga oo argagixisada kala wareegay Deegaanno Shabeellaha dhexe katirsan

Next Post

Madaxweyne Xasan Sheekh “Waxaa naga go’an in Dhaqankeena Bulsho iyo Dowladnimo aan ku ilaalino Diinteena Suuban Ee Islaamka”

Next Post
Madaxweyne Xasan Sheekh “Waxaa naga go’an in Dhaqankeena Bulsho iyo Dowladnimo aan ku ilaalino Diinteena Suuban Ee Islaamka”

Madaxweyne Xasan Sheekh "Waxaa naga go'an in Dhaqankeena Bulsho iyo Dowladnimo aan ku ilaalino Diinteena Suuban Ee Islaamka"

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Boqortooyada Urdun

Defence Minister Fiqi Meets Jordan Army Chief

July 15, 2026
0

The Minister of Defence of the Federal Republic of Somalia, H.E. Ahmed Moallim Fiqi, who is on an official visit...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Boqortooyada Urdun

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Boqortooyada Urdun

July 15, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo booqasho rasmi ah ku jooga Boqortooyada Urdun, ayaa kulan la yeeshay Taliyaha...

Madaxweynaha JFS oo saxiixay buugga tacsida Imaam Maxamed Yuusuf Cali

Madaxweynaha JFS oo saxiixay buugga tacsida Imaam Maxamed Yuusuf Cali

July 15, 2026
0

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo galabta booqday hoyga ay taalo Gogosha Tacsida Alle ha u naxariistee...

Agaasimaha Waaxda Horumarinta Haweenka ee Wasaaradda Qoyska oo Daah-furtay Tababar Lagu Xoojinayo Hoggaaminta Haweenka

Agaasimaha Waaxda Horumarinta Haweenka ee Wasaaradda Qoyska oo Daah-furtay Tababar Lagu Xoojinayo Hoggaaminta Haweenka

July 15, 2026
0

Agaasimaha Waaxda Horumarinta Haweenka ee Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Sacdiya Maxamed Nuur, ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In