Tuesday, March 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyihii NISA ee G/Sh/dhexe oo la aasay iyo gacan ku dhiiglihii dilay oo la soo bandhigay+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Taliyihii NISA ee G/Sh/dhexe oo la aasay iyo gacan ku dhiiglihii dilay oo la soo bandhigay+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Allaha u naxariistee Taliyihii Ciidanka Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ee Gobollaka Shabeelaha dhexe Cabdiwlai Ibraahim Junbur ayaa maanta aas qaran loogu Sameeyay Magaalada Jowhar,  iyado Halka Lagu aasayna lagu soo Bandhigay gacan ku dhiigle Yuusuf Xuseen MAxamuud oo isagu xalay dilay Taliyaha.

Gacan ku dhiigle Yuusuf Madoobe ayaa Ciidanka Qalaba sida waxa ay  ka soo qabteen  inta u dhaxaysa Tuulooyinka Baaray iyo Banaanay oo Qiyaastii Jowhr u jirta in ka badan 10 kilo Mitir kadib Howlgal Qaatay  wax ka yar 15 saacadood oo Baxsadka lagu Baadi Goobayay.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026

Gacan ku dhiiglaha ayaa loo soo  Bandhigay dadkii ka qeyb galay aaska Marxuumka isagoo ay ka muuqatay Walwalka waxa uu wajihi doono waxaana Gob Joog ahaa  Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda, Saraakiisha Ciidamada Nabadsugidda, Milatariga, Booliiska iyo ehalada Marxuumka

Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha Dhexe Mudane Cali Cabdulaahi Guudlaawe oo ay garab taagnaayeen Mas’uuliyiinta Gobolka Shabeelaha iyo iyo Magaalada Jowhar ayaa ka Tacsiyadeeyay Geerida Taliyaha waxa uuna sheegay in Cadaalada la Marsiindoono Yuusuf Xuseen Maxamuud oo lagu hayo dilka.

“Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun Alaha u Naxariisto Taliye Cabdiwali waxa uu ahaa Qof nagu weyn waxbadana ka qabtay amaanka Gobolka waxa uu ahaa Qof ay ka Baqaan Nabad Diidka isla Markaana Shacabka Shabeelah dhexe ay Jeclaayeen waxaa Mahad Mudan Ciidamada Qalabka Sida oo soo qabtay Gacan ku dhiiglihii dilay Taliyaha waxaana la Marsiin doonaa Cadaalada Insha allah ninka aad aragteen ee dilka Geeystay”

Xildhibaan Maxamed Abuukar Isloow Ducaale ayaa Tilmaamay inuu ka xun yahay Geerida Taliyaha laakiin ay Guul tahay in la qabtay ninka Dilay.

“Alaha u naxariisto walaalkeen Cabdiwali waxa uu ahaa Shaqsi wadani ah oo ah oo wax ka qabtay Amaanka Gobolka Shabeelaha dhexe waxa uu ka mid yahay Goboladda ugu Horumarsan Qeyb ayuu ka qaatay Ciidamada Qalabka sida wan uga Mahad Celinaya inay Soo qabteen Gacan ku dhiiglaha Xaqdarada ku dilay taliyaha Cadaalada ayaana la Marsiinaya” ayuu yiri Xildhibaan Abuukar Isloow.

Maxamed Cabdulle Junbur oo adeer u ahaa Alaha u Naxariistee Talliye Cabdiwali ayaa sheegay inay ugu Mahad  Celinayaan Ciidamada Qaranka Soo qabashada Gacan ku dhiiglaha ayna  rajeynayan in Cadaalada la Marsiiyo.

vlcsnap-2016-06-22-13h40m04s109 vlcsnap-2016-06-22-13h41m37s9 vlcsnap-2016-06-22-13h40m36s174 vlcsnap-2016-06-22-13h40m46s22

vlcsnap-2016-06-22-13h39m55s25

Cabdishakuur Cali Axmed Jowhar

 

 

 

 

Previous Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta Baydhabo ka furay shirka madasha wadatashiga qaran

Next Post

Daawo Sawirrada: Sida diirran ee madaxweynaha maanta loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Next Post
Daawo Sawirrada: Sida diirran ee madaxweynaha maanta loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Daawo Sawirrada: Sida diirran ee madaxweynaha maanta loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qayb galay munaasabadda maamuuska iyo abaalmarinta barnaamijka “Daaci...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS oo si KMG ah maamul cusub ugu magcaawday Gobolka Shabeellada Hoose.

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho ku qaabishay ku xigeenka xafiis...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

March 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay danjireyaasha iyo wakiillada hay'adaha caalamiga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In