Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyihii Ururka 6-Aad ee Ciidanka Gor-Gor oo Aas Qaran loo sameeyay Magaalada Muqdisho

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Taliyihii Ururka 6-Aad ee Ciidanka Gor-Gor oo Aas Qaran loo sameeyay Magaalada Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka wasaaradda gaashaandhigga Xukumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji iyo taliyaha ciidanka dhulka gen.Maxamed Tahliil Biixi ayaa waxay ka qeybgaleen aas qaran oo muqdisho loogu sameeyay taliyihii ururka 6-aad ee kumaandooska gorgor iyo askar kale oo ku shahiiday dagaal Argagixisada ay kula galeen ciidanka xoogga dalka gobalka shabeelaha dhexe ,

Taliyaha ciidanka dhulka Gen.Biixi ayaa alle ugu baryay in janadii fardowso ka waraabiyo isagoo sheegay in ay geeriyoodeen iyagoo difaacaya qarankooda .

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026

Dhanka kale wasiirka gaashaandhigga xukumadda federaalka Soomaaliya  Xasan Xuseen Xaaji ayaa tilmaamay in wado sax ah ay ku bexeen shuhadana ay yihiin.

Wasiirka gaashaandhiga sidoo kale waxa uu  xusay in qaranka Soomaaliyeed marna uusan ilaabi doonin  daljirayaasha  geeriyooday iyagoo ku jira difaaaca qarankooda,waxaana uu sheegay in dagaalka ka dhanka ah argagixisadda ay sii labo jibaari doonaan .

Tags: Taliyihii Ururka 6-Aad ee Ciidanka Gor-Gor oo Aas Qaran loo sameeyay Magaalada Muqdisho
Previous Post

Ciidanka Xoogga Dalka oo in ka badan 70 ka tirsanaa argagixisada Al-Shabaab ku dilay dagaal ka dhacay Jilaable ee Gobolka Shabeelaha Dhexe

Next Post

Wasiirka Gaashaandhiga XFS oo booqday Askartii ku soo dhaawacantay Difaaca Dalka

Next Post
Wasiirka Gaashaandhiga XFS oo booqday Askartii ku soo dhaawacantay Difaaca Dalka

Wasiirka Gaashaandhiga XFS oo booqday Askartii ku soo dhaawacantay Difaaca Dalka

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In