Tuesday, March 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tallaalka COVID-19 oo si rasmi ah looga daah-furay Gaalkacyo “SAWIRRO”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Tallaalka COVID-19 oo si rasmi ah looga daah-furay Gaalkacyo “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa Maanta Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug ka bilaawday Tallaalk COVID-19.

Tallaalka ayaa lagu bilaabay Masโ€™uuliyiintaย  kala duwan ee katirsan Maamulka Galmudug . Waxaana ka mid ahaa Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudugย  Mudane: Axmed Xasan Cali oo noqday qofkii ugu horreeyay oo qaata Tallaalka Maanta.

Related posts

Shaqaalaha Khadka caawinaada ee Ilaalinta Carruurta 116 oo tababar loo qabtay

Shaqaalaha Khadka caawinaada ee Ilaalinta Carruurta 116 oo tababar loo qabtay

March 10, 2026
Matabaan oo ka bilaabatay diiwaangelinta kaarka codbixinta

Matabaan oo ka bilaabatay diiwaangelinta kaarka codbixinta

March 10, 2026

Waxaa goobjoog ahaa xubno farabadan oo ka tirsan Maamulka Galmudug waxaa kamid ahaa Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Dr: Mahad Caabi Ciise, Duqaย  Dagmada Gaalkacyo mudane: Cabdiraxmaan Sheekh Xasan Jimcaale , Guddoomiyaha Culumada Galmudug Sheekh Muxudiin Yuusufย  iyo Xildhibaanno .

Masโ€™uuliyiinta ayaaย  u jeediyay Bulshada ku dhaqan Magaalada Gaalkacyo dardaaran ku aaddan Tallaalka COVID-19.

Sheekh Muxyadiin Yuusufย  oo isagu ah Guddoomiyaha Culumada Galmudug oo ka hadlay madasha ayaa yiri ”ย  Tallaalku waa wax Muhiim ahย  Diinta Islaamkuย  way banaysay ka hortaga Cudurada “.

Duqa Dagmada Galkacyo Cabdiraxmaan Sheekh Xasan Ayaa Isna Ugu Baaqay Shacabka Gaalkacyo Inay Qaataan Tallaalka si loo yareeyo Khatarta COVID-19.

Previous Post

Ra’iisul Rooble oo ayaa shir guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada XFS “SAWIRRO “

Next Post

Wasiirka Maaliyadda oo shir muhiim ah aaladda fogaan arragga uga qeyb galay “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Maaliyadda oo shir  muhiim ah aaladda fogaan arragga uga qeyb galay “SAWIRRO”

Wasiirka Maaliyadda oo shir muhiim ah aaladda fogaan arragga uga qeyb galay "SAWIRRO"

Shaqaalaha Khadka caawinaada ee Ilaalinta Carruurta 116 oo tababar loo qabtay

Shaqaalaha Khadka caawinaada ee Ilaalinta Carruurta 116 oo tababar loo qabtay

March 10, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cismaan Naastaro ayaa maanta furay tababar muhiim...

Matabaan oo ka bilaabatay diiwaangelinta kaarka codbixinta

Matabaan oo ka bilaabatay diiwaangelinta kaarka codbixinta

March 10, 2026
0

Degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan waxaa si habsami leh uga socota diiwaangelinta codbixiyeyaasha degmada. Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku dhaqan degmada...

๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐จ๐จ ๐ก๐š๐๐š๐ฅ ๐ค๐š ๐ฃ๐ž๐ž๐๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐๐š๐ง๐ค๐š  ๐”๐Š ๐š๐ฒ๐š๐š ๐ฌ๐ก๐š๐š๐œ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐Œ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ๐š๐๐š ๐’๐ข๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐š๐๐๐š ๐‚๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐› ๐ž๐ž ๐Œ๐š๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐Œ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐›๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง๐คa

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo uu wehliyay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda XFS ayaa sheegay...

Soomaaliya oo cambaareysay weerarrada argagixiso ee ka dhacay Gobolka Zamfara, Nigeria.

Safaaradda Soomaaliya ee Yemen oo dib u bilaabeyso bixinta adeegyada baasaboorkaย 

March 10, 2026
0

Safiirka JF Soomaaliya ee dalka Yemen Danjire Cabdixakiim Maxamed Axmed oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Gobolka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In