Wednesday, September 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tallaalka COVID-19 oo si rasmi ah looga daah-furay Gaalkacyo “SAWIRRO”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Tallaalka COVID-19 oo si rasmi ah looga daah-furay Gaalkacyo “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa Maanta Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug ka bilaawday Tallaalk COVID-19.

Tallaalka ayaa lagu bilaabay Mas’uuliyiinta  kala duwan ee katirsan Maamulka Galmudug . Waxaana ka mid ahaa Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug  Mudane: Axmed Xasan Cali oo noqday qofkii ugu horreeyay oo qaata Tallaalka Maanta.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

September 8, 2026
Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor oo soo dhaweyn loo sameeyay

Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor oo soo dhaweyn loo sameeyay

September 8, 2026

Waxaa goobjoog ahaa xubno farabadan oo ka tirsan Maamulka Galmudug waxaa kamid ahaa Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Dr: Mahad Caabi Ciise, Duqa  Dagmada Gaalkacyo mudane: Cabdiraxmaan Sheekh Xasan Jimcaale , Guddoomiyaha Culumada Galmudug Sheekh Muxudiin Yuusuf  iyo Xildhibaanno .

Mas’uuliyiinta ayaa  u jeediyay Bulshada ku dhaqan Magaalada Gaalkacyo dardaaran ku aaddan Tallaalka COVID-19.

Sheekh Muxyadiin Yuusuf  oo isagu ah Guddoomiyaha Culumada Galmudug oo ka hadlay madasha ayaa yiri ”  Tallaalku waa wax Muhiim ah  Diinta Islaamku  way banaysay ka hortaga Cudurada “.

Duqa Dagmada Galkacyo Cabdiraxmaan Sheekh Xasan Ayaa Isna Ugu Baaqay Shacabka Gaalkacyo Inay Qaataan Tallaalka si loo yareeyo Khatarta COVID-19.

Previous Post

Ra’iisul Rooble oo ayaa shir guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada XFS “SAWIRRO “

Next Post

Wasiirka Maaliyadda oo shir muhiim ah aaladda fogaan arragga uga qeyb galay “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Maaliyadda oo shir  muhiim ah aaladda fogaan arragga uga qeyb galay “SAWIRRO”

Wasiirka Maaliyadda oo shir muhiim ah aaladda fogaan arragga uga qeyb galay "SAWIRRO"

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

September 8, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...

Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor oo soo dhaweyn loo sameeyay

Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor oo soo dhaweyn loo sameeyay

September 8, 2026
0

Munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweyn diirran loogu sameeyay Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor Gaashaanle...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wakiilka Hay’adda FAO ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wakiilka Hay’adda FAO ee Soomaaliya

September 8, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaaan Wasiirada Gargaarka iyo Haweenka Koonfur Galbeed, ayaa...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta XFS oo soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

September 8, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa gelinkii dambe ee maanta soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In