Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Talyaaniga oo qalab caafimaad gaarsiiyay MCH Kaaraan ku yaala-Sawirro

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Talyaaniga oo qalab caafimaad gaarsiiyay MCH Kaaraan ku yaala-Sawirro

????????????????????????????????????

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qalabkan caafimaad  ee maanta dowlada Talyaaniga ugu deeqay xarunta hooyada iyo dhalaanka MCH ee degmada Kaaraan  ayaa waxaa mas’uuliyiinta Talyaaniga waxaa ay sheegeen in ay ugu gol leeyihiin caawinta shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan hooyada iyo dhalaanka.

Guddoomiyaha degmada Kaaraan oo kamid ahaa mas’uuliyiintii goob jooga ka aheyd wareejinta qalabkan caafimaad ayaa dhankiisa u mahadceliyay dowladda Talyaaniga taageerada ay soo gaarsiiyeen dadka ku dhaqan degmada Kaaraan.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Cumar Meyre Macow, oo ah guddoomiyaha degmada Kaaraan ayaa sidoo kale sheegay in ay mahad weyn ugu hayaan dowladda Talyaaniga iyo saraakiisha qalabka soo gaarsiisay maanta, isagoo xusey in loogu adeegi doono dadka loogu talagalay.

Korneel Bernardo oo kamid ah saraakiisha dalka Talyaaniga ka socda oo qeybta ka ah howlgalka midowga Yurub ee jooga Soomaaliya waxaana uu sheegay u jeedkoodu yahay in ay gacan ka geystaan kor u qaadida caafimaadka hooyada Soomaaliyeed.

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

Previous Post

Guddoomiyaha Bankiga dhexe oo xaqiijiyay in $530,000 laga xaday Bankiga

Next Post

War deg deg Weerar iyo qaraxyo laga maqlay  Xeebta Liido.

Next Post
Ciidanka Amaanka oo Muqdisho ka qabtay Gaari iyo Labtobyo loo adeegsan rabay Qaraxyo

War deg deg Weerar iyo qaraxyo laga maqlay  Xeebta Liido.

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In