Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Talyaaniga oo Qalab Ciyaaro Guddoonsiiyay Gabdhaha Kubadda Kolayga

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Talyaaniga oo Qalab Ciyaaro Guddoonsiiyay Gabdhaha Kubadda Kolayga
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadaan oo ahayd mid qalab Ciyaaraha lagu guddoonsiiyey Gabdhaha Kubadda Koleyga Lix Degmo oo ka mid ah Degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa ka dhacday Magaalada Muqdisho.

Naley Cali Tooxow oo ka mid ah Xiriiriyayaasha Barnaamijkan ayaa sheegtay in Ciyaaruhu ay qayb ka qaataan Isdhexgalka Bulshada.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Guddoomiyaha Ciyaaraha Gobolka Banaadir Xasan Aadan Yabarow wiish ayaa tilmaamay in ka gobol ahaan ay ka mahadcelinayaan deeqdaan.

Madaxa Ciidamada Talyaniga Col Bernaardo ayaa sheegay in ilaa 2014 ay wadeen taageerada ay u fidinayaan Dadka ku dhaqan Gobolka Banaadi.

Ku-simaha Xoghayaha Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda koleyga Cabdi cabdullahi Baasaale ayaa soo dhaweeyay dhirigelinta Ciyaaraha gaar ahaan Kubadda Kolayga.

Previous Post

Wasiirka Macdanta oo la kulmay Ciyaar yahannadii Wakaaladdii Badroolka Soomaaliya

Next Post

Waiirrada Warfaafinta iyo Beeraha oo deeq gaarsiiyay qoyskii ay ka geeriyootay hooyo Isniino”SAWIRRO”

Next Post
Waiirrada Warfaafinta iyo Beeraha oo deeq gaarsiiyay qoyskii ay ka geeriyootay hooyo Isniino”SAWIRRO”

Waiirrada Warfaafinta iyo Beeraha oo deeq gaarsiiyay qoyskii ay ka geeriyootay hooyo Isniino"SAWIRRO"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In