Sunday, April 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Keyd Hore

Tartamayaasha Degmada Dhahar oo caawa u soo gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Keyd Hore, Tartan Aqooneedka Bisha Ramadaan, Wararka
0
Tartamayaasha Degmada Dhahar oo caawa u soo gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii lixaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo Telefishinka Qaranka, lagana dhageysto Idaacadda Radio Muqdisho ayaa waxaa caawa kulankii lix iyo labaatanaad oo ah wareegga afar dhamaadka ku tartamay tartameyaasha Degmooyinka Shibis VS Dhahar oo ka kala tirsan Gobollada Benaadir iyo Sanaag, waxaana barnaamijka sanadkii afaraad oo xiriir ah taabagelineya Maamulka Gobolka Benaadir.

Tartameyaasha labada degmo ee Shibis VS Dhahar ayaa muujiyey tartan aad u adag, isla markaana ahaa mid xiiso gaar ah xambaarsan, iyagoo soo bandhigay aqoon, waxaana sida sharciga qabo marka labada degmo la weydiiyo min afar suโ€™aal la guda galay isbarashada degmooyinka iyo waxyaabaha ay degmo kasta caan ku tahay oo maqal iyo muuqaalba leh.

Related posts

๐‘น๐’‚โ€™๐’Š๐’”๐’–๐’ ๐‘พ๐’‚๐’”๐’‚๐’‚๐’“๐’† ๐‘ฟ๐’‚๐’Ž๐’”๐’‚ ๐’๐’ ๐’’๐’‚๐’…๐’Œ๐’‚ ๐’•๐’‚๐’๐’†๐’†๐’‡๐’๐’๐’๐’Œ๐’‚ ๐’–๐’ˆ๐’– ๐’‰๐’‚๐’Ž๐’ƒ๐’‚๐’๐’š๐’†๐’†๐’š๐’‚๐’š ๐‘ด๐’‚๐’…๐’‚๐’™๐’˜๐’†๐’š๐’๐’‚๐’‰๐’‚ ๐‘ฑ๐’‚๐’ƒ๐’–๐’–๐’•๐’Š ๐‘ฐ๐’”๐’Ž๐’‚๐’‚๐’„๐’Š๐’Š๐’ ๐‘ช๐’–๐’Ž๐’‚๐’“ ๐‘ฎ๐’†๐’†๐’๐’e

April 11, 2026
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Tripoli uga qeybgalay dib u howlgelinta xarunta (CEN-SAD),

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Tripoli uga qeybgalay dib u howlgelinta xarunta (CEN-SAD),

April 11, 2026

Shibis

Tartameyaasha Degmada Shibis ee gobolka Benaadir waxaa la weydiiyey todobo Suโ€™aal, ma jirin hal su’aal oo ay ka jawaabeen, balse waxa ay si ka faa’iideysi ah u heleen hal su’aal oo soo hareer martay tartamayaasha Degmada Dhahar ee Gobolka Sanaag, sidaa darteed wadarta guud ee dhibcaha tartameyaasha Degmada Shibis ay heleen waxay noqoneysaa labo (2) dhibcood.

Dhahar

Tartamayaasha Degmada Dhahar gobolka Sanaag waxaa dhankooda la weydiiyay todobo suโ€™aal, waxa ay ka jawaabeen hal suโ€™aal, iyagoo iska qalday lix suโ€™aal, waxa ay ka faaโ€™iideysteen labo suโ€™aal oo soo hareermartay tartamayaasha Degmada Shibis, sidaasi darteed wadarta guud ee dhibcaha ay heleen tartameyaasha Degmada Dhahar waxay noqotay lix (6) dhibcood.

Tartamayaasha Degmada Dhahar ee Gobolka Sanaag ayaa caawa u soo gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka (Final), iyagoo la tartami doonto Warta Nabadda.

Habeen dambe haddii uu Alle idmo waxaa ku tartamaya kaalinta saddexaad tartamaayasha degmooyinka Kaaraan iyo Shibis oo ka wada tirsan Gobolka Benaadir.

Previous Post

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Next Post

DAAWO SAWIRRADA: Madaxweynaha Soomaaliya oo shir muhiim ah uga qeyb gali doono Dalka Uganda

Next Post
DAAWO SAWIRRADA: Madaxweynaha Soomaaliya oo shir muhiim ah uga qeyb gali doono Dalka Uganda

DAAWO SAWIRRADA: Madaxweynaha Soomaaliya oo shir muhiim ah uga qeyb gali doono Dalka Uganda

๐‘น๐’‚โ€™๐’Š๐’”๐’–๐’ ๐‘พ๐’‚๐’”๐’‚๐’‚๐’“๐’† ๐‘ฟ๐’‚๐’Ž๐’”๐’‚ ๐’๐’ ๐’’๐’‚๐’…๐’Œ๐’‚ ๐’•๐’‚๐’๐’†๐’†๐’‡๐’๐’๐’๐’Œ๐’‚ ๐’–๐’ˆ๐’– ๐’‰๐’‚๐’Ž๐’ƒ๐’‚๐’๐’š๐’†๐’†๐’š๐’‚๐’š ๐‘ด๐’‚๐’…๐’‚๐’™๐’˜๐’†๐’š๐’๐’‚๐’‰๐’‚ ๐‘ฑ๐’‚๐’ƒ๐’–๐’–๐’•๐’Š ๐‘ฐ๐’”๐’Ž๐’‚๐’‚๐’„๐’Š๐’Š๐’ ๐‘ช๐’–๐’Ž๐’‚๐’“ ๐‘ฎ๐’†๐’†๐’๐’e

๐‘น๐’‚โ€™๐’Š๐’”๐’–๐’ ๐‘พ๐’‚๐’”๐’‚๐’‚๐’“๐’† ๐‘ฟ๐’‚๐’Ž๐’”๐’‚ ๐’๐’ ๐’’๐’‚๐’…๐’Œ๐’‚ ๐’•๐’‚๐’๐’†๐’†๐’‡๐’๐’๐’๐’Œ๐’‚ ๐’–๐’ˆ๐’– ๐’‰๐’‚๐’Ž๐’ƒ๐’‚๐’๐’š๐’†๐’†๐’š๐’‚๐’š ๐‘ด๐’‚๐’…๐’‚๐’™๐’˜๐’†๐’š๐’๐’‚๐’‰๐’‚ ๐‘ฑ๐’‚๐’ƒ๐’–๐’–๐’•๐’Š ๐‘ฐ๐’”๐’Ž๐’‚๐’‚๐’„๐’Š๐’Š๐’ ๐‘ช๐’–๐’Ž๐’‚๐’“ ๐‘ฎ๐’†๐’†๐’๐’e

April 11, 2026
0

๐‘น๐’‚โ€™๐’Š๐’”๐’–๐’ ๐‘พ๐’‚๐’”๐’‚๐’‚๐’“๐’† ๐‘ฟ๐’‚๐’Ž๐’”๐’‚ ayaaย  ๐’’๐’‚๐’…๐’Œ๐’‚ ๐’•๐’‚๐’๐’†๐’†๐’‡๐’๐’๐’๐’Œ๐’‚ ๐’–๐’ˆ๐’– ๐’‰๐’‚๐’Ž๐’ƒ๐’‚๐’๐’š๐’†๐’†๐’š๐’‚๐’š ๐‘ด๐’‚๐’…๐’‚๐’™๐’˜๐’†๐’š๐’๐’‚๐’‰๐’‚ ๐‘ฑ๐’‚๐’ƒ๐’–๐’–๐’•๐’Š ๐‘ฐ๐’”๐’Ž๐’‚๐’‚๐’„๐’Š๐’Š๐’ ๐‘ช๐’–๐’Ž๐’‚๐’“ ๐‘ฎ๐’†๐’†๐’๐’๐’†

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Tripoli uga qeybgalay dib u howlgelinta xarunta (CEN-SAD),

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Tripoli uga qeybgalay dib u howlgelinta xarunta (CEN-SAD),

April 11, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa magaalada Tripoli kaga qayb-galay...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo soo magacawday Guddiga Farsamada ee Dib-u-heshiisiinta KGS

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo soo magacawday Guddiga Farsamada ee Dib-u-heshiisiinta KGS

April 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS ayaa magacowday Guddiga Farsamada ee wada-hadalka iyo dib-u-heshiisiinta Koonfur Galbeed. Guddigan farsamo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Isimada Puntland

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Isimada Puntland

April 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan soo dhaweyn ah u sameeyay isimada Puntland, oo ay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In