Saturday, April 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Keyd Hore

Tartamayaasha degmada Warta Nabadda oo caawa u sooo gudbay wareegga ugu dambeeya ee tartanka “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Keyd Hore, Tartan Aqooneedka Bisha Ramadaan, Wararka
0
Tartamayaasha degmada Warta Nabadda oo caawa u sooo gudbay wareegga ugu dambeeya ee tartanka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV, uuna taaba gelineyo sanadkii saddexaad oo xiriir ah Maamulka Gobolka Benaadir ayaa caawa wareegiiisa afarta degmo,  tartan aad u xiiso badan ku dhexmaray degmooyinka Boosaaso Vs Warta Nabadda oo ka kala tirsan Gobollada Bari iyo Banaadir, iyadoo labada dhinac ay muujiyeen dadaal iyo anshax wanaag inta uu tartanku socday.

Tartanka oo ahaa mid aad u xiiso badan ayaa tartamayaasha labada degmo waxa ay muujiyeen tartan wanaag oo ku dhisan aqlaaq iyo aqoon.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026

Natiijada tartankii dhexmaray xalay tartamayaasha degmooyinka Boosaaso iyo Warta Nabadda waxey noqotay sidan:-

Boosaaso

Tartamayaasha Degmada Boosaaso sida xeerka barnaamijka tartan Cilmiyeedka bisha barakeysan ee Ramadaan uu dhigayo waxaa la weeydiiyey Todobo Su’aal, waxaana su’aallihii la weydiiyey ay ka jawaabeen Hal su’aal oo waxa ay iska qaldeen Lix, mana jirin wax ka faa’ideysi ah oo ay heleen Boosaaso, wadarta guud ee dhibcaha tartamayaasha degmada Boosaaso ay heleen noqoneysaa 2 dhibcood (Labo dhibcood).

Warta Nabadda

Tartamayaasha Degmada Warta Nabadda waxaa iyana dhankooda la weydiiyey Todobo Su’aal, su’aallihii la weydiiyey waxay si sax ah uga jawaabeen Labo su’aal, halka ay iska qaldeen shan su’aal, mana jirin wax ka faa,iideysi ah, waxaana wadarta guud ee tartamayaasha degmada Warta Nabadda ka dhigeysaa inay heleen 4 dhibcood (afar dhibcood).

Tartamayasha degmada Warta Nabadda ee gobolka Banaadir ayaa caawa u soo gudubtay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka (final), waxaana ay lugta kama dambeysta ah tartami doonaan degmada Yaaqshiid oo xalay xaqiijisay finalka tartanka, iyadoo tartamayaasha labada degmo ay isugu hambalyeeyeen guusha iyo dadaalka ay muujiyeen

Habeen dambe waxaa wada tartami doona Degmooyinka Kismaayo iyo Boosaaso oo ka kala tirsan Gobollada Jubbada Hoose iyo Bari, kuwaasi oo ku loolamaya kaalinta 3aad ee tartanka.

IMG_4967IMG_4991IMG_4996IMG_4931 IMG_4933 IMG_4934 IMG_4945 IMG_4949 IMG_4961 IMG_4962 IMG_4971 IMG_4980 IMG_4983 IMG_4987 IMG_4989 IMG_5001 IMG_5009 IMG_5012

Sawir Qaade:- Farxaan Suleymaan Daahir

 

 

Previous Post

Fannaaniinta Farxiyo Fiska iyo Bashiir Hanuuniye, oo maanta soo gaaray Muqdisho+Sawirro

Next Post

Ciidamada NISA oo xalay qabtay gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay “Dhageyso+Sawirro”

Next Post
Ciidamada NISA oo xalay qabtay gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay “Dhageyso+Sawirro”

Ciidamada NISA oo xalay qabtay gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay "Dhageyso+Sawirro"

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray Magaalada Tripoli ee...

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026
0

R/ Wasaaraha Xukuumadda faderaalka Sooaaliya Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu Magaalada Muqdisho ka...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In