Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Tartan isboorti oo lagu soo gabo gabeeyay degmada Shangaani “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tartan Isboorti oo ku saabsan isdhexgalka bulshada oo 22-kii November ee bishii la soo dhaafay ka furmay degmada Shangaani oo loo qabtay ilaa iyo 12-koox oo laga soo kala xulay Waaxyaha ay degmadu ka koobantahay ayaa shalay lagu soo gabo gabeeyay xarunta degmadaasi.

Maryan Badal Xasan oo ah guddoomiye ku-xigeenka arrimaha bulshada ee degmada Shangaani oo munaasabadda xiritaanka hadal kooban ka jeedisay ayaa sheegtay in tartankan ay ugu talagaleen isdhexgalka bulshada, waxaana ay tilmaamtay inay sii wadayaan tartamada nuucaani oo kale ah.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026

Guddoomiyaha degmada Shangaani Saciid Cabdiqaadir Saciid oo soo xiray tartanka Isboorti ayaa sheegay inay aad ugu faraxsanyihiin qabsoomidda tartankan, waxaana uu uga mahadceliyay dhalinyaradii tartanka ka qeyb gashay sida ay u muujiyeen xilkasnimo.

“12-ka koox ee ka qeyb galay tartankan, afar ka mid ah waxa ay ahaayeen dhalinyaro yar yar, halka inta hartayna ay ahaayeen dhalinyaro waa weyn, kuwaasi oo laga soo kala xulay afarta Waax ee kala ah, Howd, Mooyaale, Jabuuti iyo Midnimo, waxaana tartanka isboorti ku guuleystay dhalinyarii ku cayaareysay magaca Jabuuti” ayuu yiri Guddoomiyaha Degmada Shangaani.

DSCF7390 DSCF7398 DSCF7400 DSCF7404 DSCF7406 DSCF7408 DSCF7416 DSCF7421 DSCF7425 DSCF7455 DSCF7462 DSCF7463

Previous Post

Xarumihii dowladda ee Dhuusamareeb oo la dayactirayo

Next Post

Saddex arday oo deeq waxbarasho loogu diray Sudan “SAWIRRO”

Next Post

Saddex arday oo deeq waxbarasho loogu diray Sudan “SAWIRRO”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In