Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Tartan kubadda cagta ah oo lagu xusayay 15-ka May oo lagu soo gabo gabeeyay Norway “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
Tartan kubadda cagta ah oo lagu xusayay 15-ka May oo lagu soo gabo gabeeyay Norway “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tartan kubadda cagta ah oo lagu maamuusayay xuska 72-guuradii ka soo wareegtay aas aaska ururka dhallinyarada Soomaaliyeed ee SYL 15-May sanadkii 1943-dii ayaa lagu qabtay magaalada Oslo ee caasimada Dalka Norway, waxaana munaasadaas soo agaasimay xarunta Nabadda iyo Hormarinta ee Grace, fadhigeedunayahay magaalada Oslo.

Tartanka ayaa waxaa ka qeyb-galayay kooxaha kala ah Xorriyo iyo Rajo, waxaana ay labada koox soo badhigeen cayaar aad u xiiso iyo xamaasad badneyd, iyadoo koox walibay ay dadaal adage ugu jirtay in ay tan kale dhinaceeda dhulka dhigto, hayeeshee cayaarta ayaa waqtigii loogu talo galah ku soo idlaatay bar bardhac.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Agaasimaha xarunta Nabadda iyo Hormarinta ee Grace Mudane C/qaadir Faarax Diiriye (Carab) oo ugh danbeyntii ka hadlayay casho sharaf loo sameeyay  kooxihii ka sooqeyb galay tartanka Kubadda cagta ayaa sheegey in Munaasada 15 May ay tahay Maalin mudan in laxuso, isla markaana ah maalin kuweyn Bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan dhallinyarada oo ay tahay in Maanta ay dhalinyarada Soomaliyeed ay layimaadaan Isbadel muuqda oo ay ku hormarinaayaan Dalka iyo Dadka Soomaliyeed.

“15-ka May waa maalin ku weyn dhallinyarada Soomaaliyeed, inaan ku soo dhaweyno munaasabado nuucaan oo kale ah iyo kuwa ka waaweyn, waxa ay iitahay farxad, waxaana aan leeyahay Hambalyo, guud ahaan dhallinyarada Soomaaliyeed meel kasta oo ay dunida kaga noolyihiin, waxaan auga mahadcelinayaa intii ka qeyb qaadatay tartanka” ayuu yiri Guddoomiye Carab.

1 2 4 5 6 7

Previous Post

Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka 18-05-2015

Next Post

barnaamijka badbaadinta iyo gurmad qaxootiga Yemen oo Dhaqaale loogu yaboohayo, toos u wac Radio Muqdisho

Next Post
barnaamijka badbaadinta iyo gurmad qaxootiga Yemen oo Dhaqaale loogu yaboohayo, toos u wac Radio Muqdisho

barnaamijka badbaadinta iyo gurmad qaxootiga Yemen oo Dhaqaale loogu yaboohayo, toos u wac Radio Muqdisho

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In