Saturday, February 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

barnaamijka badbaadinta iyo gurmad qaxootiga Yemen oo Dhaqaale loogu yaboohayo, toos u wac Radio Muqdisho

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
barnaamijka badbaadinta iyo gurmad qaxootiga Yemen oo Dhaqaale loogu yaboohayo, toos u wac Radio Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Barnaamijka gargaar iyo gurmadka ee lagu caawinayo dadkeenna Soomaaliyeed ee ku dhibaateysan Yemen iyo kuwa  hadda laga soo daadgureynaya  warbaahinta Qaranka  caawa waxaa fadhiya guddiga badbaadinta iyo gurmadka oo shacabka Soomaaliyeed la wadaaggaya in ay ka qeyb-qaataan caawimaadda dadkooda dhibaateysan.

Guddoomiyaha guddiga badbaadinta iyo gurmadka qaxootiga Soomaaliyeed ee dalka Yemen Sheekh Nuur Baaruud “Gurxan” iyo xubnaha kale ee guddiga ayaa shacabka Soomaaliyeed la hadlaya isla markaana ku wacyigalinaya in ay dadkooda caawiyaan shacbiga ayaana Teleefannada idaacadda si toos ah u soo wacaya, kuma yaboohaya lacaggo badan oo ay ugu talagaleen qaxootiga Yemen.

Related posts

February 6, 2026
Gobolka Banaadir oo qorsheynaya in la hagaajiyo goobaha biyo fariisiga ah ee Muqdisho

Gobolka Banaadir oo qorsheynaya in la hagaajiyo goobaha biyo fariisiga ah ee Muqdisho

February 6, 2026

Guddoomiyaha guddiga badbaadinta iyo gurmadka qaxootiga Soomaaliyeed ee dalka Yemen Sheekh Nuur Baaruud “Gurxan” ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in ay xoojiyaan dadaalka iyo yabooha ay walaalahooda Yemen ka imaanaya ku caawinayaan, waxa uuna ALLE ugu baryey umadda Soomaaliyeed ee arrintaas ka qeyb-qaadatay in uu siiyo Jannadiisa.

dhammaan ummadda Soomaaliyeed waxa waajib uu ka saaran yahay in ay ku dadaallaan sidii ay u garab istaagi lahaayeen dadka qaxootiga ah ee walaalahooda, waanna midda kaliyah ee muujineysa Soomaalinimada qiimaha ay leedahay.

Toos u wac radiomuqdisho Tel: 861012 ama 861014.

 

Previous Post

Tartan kubadda cagta ah oo lagu xusayay 15-ka May oo lagu soo gabo gabeeyay Norway “SAWIRRO”

Next Post

Ra’iisul wasaare ku xigeeenka dalka oo ka qayb galay Kulan amaanka looga hadlay {SAWIRRO}

Next Post
Ra’iisul wasaare ku xigeeenka dalka oo ka qayb galay Kulan amaanka looga hadlay {SAWIRRO}

Ra'iisul wasaare ku xigeeenka dalka oo ka qayb galay Kulan amaanka looga hadlay {SAWIRRO}

February 6, 2026
0

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa saakay hoggaamiyay olole ballaaran oo nadaafadeed oo...

Gobolka Banaadir oo qorsheynaya in la hagaajiyo goobaha biyo fariisiga ah ee Muqdisho

Gobolka Banaadir oo qorsheynaya in la hagaajiyo goobaha biyo fariisiga ah ee Muqdisho

February 6, 2026
0

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) oo kormeeray qeybo kamid ah waddooyinka magaalada Muqdisho...

Madaxa Hey’adda SODMA”ummadda Soomaaliyeed waxaa laga rabaa in ay u gurmadaan dadka la ildaran abaaraha”

Madaxa Hey’adda SODMA”ummadda Soomaaliyeed waxaa laga rabaa in ay u gurmadaan dadka la ildaran abaaraha”

February 6, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Maxamuud Macallin Cabdulle oo ka hadlay barnaamijka todobaadka ee warbaahinta qaranka ayaa faahfaahin guud ka bixiyay...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

NISA oo howlgal ku dishay horjooge Axmed Dhuxul oo ka tirsan Khawaarijta

February 5, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa ku guuleystay in ay shacabka Soomaaliyeed shartiisa dhaafiyaan Horjooge Axmed Dhubad Xidig...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In