Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tartan kubadda kolleyga ah oo ku saabsan soo nooleynta dhaqanka oo la qabtay “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Tartan kubadda kolleyga ah oo ku saabsan soo nooleynta dhaqanka oo la qabtay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tartan kubadda kolleyga ah oo qeybh ka ah soo nooleynta dhaqanka ayaa maanta lagu qabtay degmada Howlwadaag ee gobolka Banaadir, kaasi oo ay ka qeyb galeen Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Warfaafinta iyo xubno kale oo ka socday xiriirka kubadda kolleyga, waxaana tartanka soo qaban qaabisay Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska.

Tartanka oo dhexmaray gabdho ku cayaarayay magacyada Jubba iyo Shabeelle ayaa intii u soo daawasho tegtay waxa ay aad ula dhaceen qaab ciyaareedka wanaagsan oo ay soo bandhigeen labada dhinac, waxaana guud ahaan ay cayaarto ku idlaatay Jubba oo la timid 52 iyo gabadhaha ku cayaarayay magaca Shabeelle oo helay 44, iyadoo ay guusha raacday Jubba.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026

Guddoomiyaha xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda Kolleyga Cabdullaahi Maxmed Nuur Cadaani oo ka hadlay goobta ayaa sheegay in tartamada nuucaani oo kale ah uu yahay mid lagu soo nooleynayo dhaqanka, ayna uga mahadcelinayaan Wasaaradda Warfaafinta oo barnaamijkan soo diyaarisay.

Agaasimaha Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONNA Axmed Faarax Maxmaed Gaatamow oo ugu dambeyntii gooba hadal kooban ka jeediyay ayaa koob guddoonsiiyay gabdhaha kubadda kolleyga ee Jubba ee ku guuleystay koobka lagu weyneynayay soo nooleynta dhaqanka, waxaana uu intaa ku daray in Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ay ka go’antahay xoojinta dhaqanka.

Tartamada nuucaani oo kale ay ee ay Wasaaradda Warfaafinta ku qabaneyso degmooyinka gobolka iyo qaar ka mid ah gobollada dalka ayaa ah mid lagu soo nooleynayo dhaqanka.

DSC03459 DSC03461 DSC03463 DSC03464 DSC03466 DSC03467  DSC03470 DSC03473 DSC03474 DSC03476 DSC03482 DSC03486 DSC03489 DSC03490 DSC03494  DSC03502 DSC03505 DSC03506 DSC03508 DSC03518 DSC03521 DSC03522 DSC03523 DSC03525 DSC03529 DSC03530 DSC03531 DSC03532 DSC03533 DSC03534 DSC03535

 

Sawir Qaade:- Cabdullaahi Muxidiin Codka

 

Previous Post

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Next Post

Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso barnaamijka bandhigga wareysiyada ee ka baxa Radio Muqdisho

Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka ee Radio Muqdisho

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In